crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Sahanka | HimiloNetwork | Page 8

Sahanka

Baydhabo mise Barisamo!!

qeybtii saddexaad; Baydhaba, Baay (Himilonews) – Maanta socdaalkaygu dhankasta kagama duwana socdaallada kale. Kaliya waxaan aad u naawilayey inaan mar un gaadho Baydhabo. Walow aanu safarkani ahayn mar-aragaygii koobaad ee Baydhabo, hadana hilow iyo hanqal-taag jamasho ayaan u qabay kolkan, maadaama kolkii hore aan maray anigoo kuray ah. Malahagayga sanadii 2007-da dabayaaqadiisa. Abaare 4:30pm ayaan kusoo dhawaanay caradii bakoolka iyo ...

Read More »

Baydhabo mise Barisamo!!

qeybtii labaad; Nolol ku dhisan gacaltooyo iyo daltabnimo ayaa ah waxa lixaadka garashadu ka fusho ay ku dagaan. Waxa ay saanyadaan hanaan socodsiinta nolosha tiiyoo aduunyadu laba galin tahay; Abaar iyo aaran. Nagaadiga waligii-joogga ayaa sidoo kale ah waxa ay indhaha reer baydhabo ku xasilaan. Waxaa intaas dheer, laf ahaantayda, doojinta iyo daawashada il-qabadka leh ee gashaantimo qurux badan, gabdho ...

Read More »

Baydhabo Mise Barisamo!!

Baydhaba (Himilonews) – Beydhabo waa madal qurux badan. Magaalo mug iyo milga leh. Mid kamida marqaatiyada tibaaxa barwaaqada dihan ee Dalka. Meel lagu barto hodantooyada dalnimo iyo dadnimo. Australia, waa magaca lagu naanayso. Qabowga, dhirta cagaaran, ilaha biyaha, sagal gulaama, hogal biya la ciirciirta iyo waqal roobaad oo xilli kasta hoora ayaa Beydhaba siisay magaca Australiya, Geyi aarana. Kasokow wuxuu ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!