Muqdisho (Himilonetwork) – Cilmi-baaris uu sameeyay Dr. Yoshinori Ohsumi oo ah dhaqtar ku takhasusay sida uu u shaqeeyo jirka aadanuhu ayuu ku ogaaday in markuu qofku gaajoodo uu jirkiisu bilaabayo inuu cuno Carbohydrates-ka iyo Dufanka ku keydsan Unugyada jirka, taas oo keeneysa inuu jirku iska nadiifiyo iskana saaro Unugyada keeno Kansarka, Duqnimada, Asaasaqa, Sokorta, Cadaadiska-dhiigga, iyo Cudurada ku dhaca Wadnaha, ...
Read More »Sahanka
Maxay Ardaydeennu uga haraan Wax-barashada?
Muqdisho (Himilonetwork) – Dhalasha kaddib qofka waxaa u bilowda tacliin tar-tartiib ugu korta oo uu ka qaato meelo kala duwan, kala wareega maalmaha ayaa bara waxyaabo cusub isagoon u qasdin, ilaa godkiisa kolba aqoon baa u siyaadda, waxaa raacda midda la derso ee ka lug qaada dugsi hoose oo ah kadin laga galo wax-barshada fasallada loo fariisto, waana midda dadku ...
Read More »Faa’iidooyinka caafimaad ee ku jira Caanaha Geela.
Muqdisho (Himilonetwork) – Geelu waa mid kamid ah nimcooleydu eebe innagu galladay, Waa halbeeg muddaba soomaalidu ku cabiri jireen hodantinimada ruuxa, Waa xoolaha la dhaqdo kan ugu lixaadka weyn oo leh Kurus inkastoo laga helo bartamamaha Aasiya laba kurusle. Sida aan wada ognahay geelu waa noole cajiib ah oo waxyaabo badan oo jirkiisa ka mid ah daawo alle nooga dhigay, ...
Read More »Xaqiiqooyinka ku dahsoon qaaradda Afrika.
Muqdisho – Qaaradda Afrika waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 1.1 bilyan ama 15% tirada dadyowga caalamka. Waxayna ka kooban tahay 54-55 dal. Bulshooyinka ku nool waxay wadaagaan magaca guud ee Afrikaan. Diinta Islaamku waa midda ugu ballaaran oo ay heystaan ku dhawaad kala bar dadka qaaradda Afrika. Lacagta laga isticmaalo waxay gaaraysaa ilaa iyo 54 oo dal walba uu ...
Read More »Sahan – Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!
Muqdisho (Himilonetwork)- 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku dul babanayaan habeenkii oo dhan. Sobthawee Boonkua, oo ku nool Tambon Nai Muang, gobalka Chaiyaphum wuxuu u baxay inuu soo fiiriyo hooyadiis wuxuuna go’aansaday inuu habeen la hoydo. Ka cabsashada inuu awoodi waayo helidda hurdo macaan, ...
Read More »Idaha oo kala aqoonsan kara Wajiyada Dadka ay arkaan!
Muqdisho (Himilonetwork) – Jaamacada Cambridge cilmi baaris cusub ay sameysay ayaa lagu ogaaday xayawaanka Idaha in uu kala aqoonsan karo Wajiyada ku cusub iyo kuwa uu horey u arki jiray. Cilmi baaristan ayaa lagu tijaabiyay 8 neef oo ido ah kuwaa oo la baray Afar qof oo kala ah atooraha Jake Gyllenhaal, Emma Watson , Brack Obama iyo Wariye Fiona Bruce. ...
Read More »Sahan lagu ogaaday in labada gacmood mar qura wax lagu wada qori karo!
Muqdisho (Himilonetwork) – Iskuul ku yaalla xaafadaha fog ee dalka Hindiya ayaa dareenka warbaahinta kusoo jiitay markii 300 oo ardaydiisa kamid ah la ogaaday inay leeyihiin awoodda ay labada gacmood – mar qura – wax loogu qori karo. Warbixin ayaa lagu muujiyo in 1% adduunka oo dhan laga heli karo dadka mar qura wax ku wada qori kara. labada gacmood ...
Read More »Geedka ugu dheer adduunka
California (Himilonews) – Taniyo sanadkii 2006, geedka ogaal ahaan ugu dheer adduunka waa California redwood laguna naanayso Stratosphere Giant’. Balse cilmi-baaris iyo daba-gal dheer kaddib, Hyperion ayaa la ogaaday inuu 10ft ka dheer yahay Giant. Taas waa natiijada usoo baxday koox uu hoggaamiyay Steve Sillett oo marr kusoo laabtay geedkan si uu u hubsado dherernimadiisa. Dadaal dheer kadib, waxay rasmi ...
Read More »Degmada Luuq iyo taariikhdeeda qadiimka ah.
Muqdisho (Himilonews) – Luuq ( Lugh) waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu da’da weeyn Somalia, sida ku cad qoraalka Captain Thomas oo ingriis ahaa, uuna qoray 1811. waxaa uuna leeyahay waxaa ku tiil 300 guri waxa uu leeyahay waxa jiray waqti ay Luuq, xamar ka weeyneed. Waxa magacaa loogu bixiyay magaalada oo wabiga Juba ( wabi ganaane) dhinac kasta ...
Read More »Cano Cristales – Webiga ‘Shanta Midab’ ama Qaanso-roobaad.
MUQDISHO — Webiga Shanta Midab’ ama ‘Webiga Qaansa-roobaad’, Cano Cristales waa mid kamid ah webiyada ugu cajiibka badan caalamka. Inta ugu badan sanadka, Cano Cristales river oo ku yaalla dalka Colombia kaliya waa mid aan ka duwanayn qulqul biyoodka webiyada. Hayeeshe xilli kooban oo kamid ah waqtiga, wuxuu yeeshaa muuqaal ku xardhan midabyo kala jaadad ah. Ajada yaryar ee ka ...
Read More »