crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muuqaallada | HimiloNetwork | Page 4

Muuqaallada

Daawo – Maqaayad Kalluunka uu dhex dabaasho.

MUQDISHO (HN) — Maqaayado badan wax xiriir ah lama lahan noolaha marka ay nool yihiin. Kaliya oontooda sida cad ama caano ayaa lagu iibiyaa dhexdooda. Laakiin madhacdo inay neef sidiisa ah la-jooggiisa ku raaxaystaan. Laakiin maqaayado dhowr sida Koi Fish oo ah mid ku taalla dalka Fiitmaan waxay kamid tahay dhowr maqaayadood oo kalluunka uu sida badda ugu dhex dabaasho ...

Read More »

Daawo – Sida la iskugu toobo Geesaha Lo’da.

MUQDISHO (HN) — Dhaqan aan salguurin kana mid ah hababka ugu toolmoon ee caafimaadka jirka iyo bedqabkiisa lagu daryeelo waa toobinta. Diin ahaanna, waa mid uu Suubanaha NNKH uu bogaadiyay – ficil ahaanna – uu laftigiisa istoobay. Maantada la joogo waxaa la adeegsadaa dhalooyin casri ah. Balse qarniyo hore, waxaa dhaqan ahaa in la isku toobo geesaha Lo’da – kamana ...

Read More »

Daawo – Eeyga sida Dadka ugu socda ‘laba lugood’.

MUQDISHO (HN) — Bani-aadanka oo qura ayaa Eebbe ku galladay awoodda qumaati socodka. Wuxuuna Ilaahay siiyay abuur ka duwan noolaha intiisa kale – marka laga yimaado garashada iyo mas’uuliyadda – kaas oo ah inay iyaga oo qura awoodi karaan inay ku socdaan labo lugood. Laakiin uma baahnid inaad bani-aadam noqotid si aad sidooda oo kale ugu socotid. Taasi waa farriin ...

Read More »

Daawo – Geedaha Afar-geesoodka ah.

MUQDISHO (HN) — Geedaha waxaa aalaaba lagu gartaa summado lagu baadisooco oo ah muuqooda dhererka iyo midabkooda cagaaran. Laakiin, halka geedaha oo dhami ay si dhuuban u baxaan, waxaa jira geedo dhif ah oo afartooda dhinac iskala eg oo ku yaalla dalka Panama. Halkan hoose haddaba ka daawo.

Read More »

Daawo – Wariye sameynaya tebin toos oo lagu dhacay Biskoolad.

MUQDISHO (HN) — Saxaafaddu waa mid kaliya shaqooyinka ugu halista badan ee laga shaqeeyo. Muqaalka soo aadanna wuxuu caddeynayaa sida suxufiyiinta qaar ee sameynaya tebinta tooska ah ay ula kulmi karaan dhac, dil ama xattaa afduub. Wuxuuna ku saabsan yahay wariye isaga oo ku jira tebin toos ah lagu qabanayo biskoolad si looga qaato mobilka iyo wixii agab qaali ah ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!