HomeMuuqaalladaDaawo - Wariye sameynaya tebin toos oo lagu dhacay Biskoolad.

Daawo – Wariye sameynaya tebin toos oo lagu dhacay Biskoolad.

MUQDISHO (HN) — Saxaafaddu waa mid kaliya shaqooyinka ugu halista badan ee laga shaqeeyo. Muqaalka soo aadanna wuxuu caddeynayaa sida suxufiyiinta qaar ee sameynaya tebinta tooska ah ay ula kulmi karaan dhac, dil ama xattaa afduub.

Wuxuuna ku saabsan yahay wariye isaga oo ku jira tebin toos ah lagu qabanayo biskoolad si looga qaato mobilka iyo wixii agab qaali ah oo uu sito.

Halkan haddaba ka daawo.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments