HomeWararkaArigii Dhogor awgii looga diday sida Dugaag.

Arigii Dhogor awgii looga diday sida Dugaag.

MUQDISHO (HN) — Idaha iyo Ari-cadka ku nool dhulka qabow waxay aalaaba u baahan yihiin in laga diiro dhogorta iyo dufka tirada badan ee ku raarma sannadkiiba mar.

Haddii kale waxay noqonayaan sida ri’dan oo kale taas oo in ka badan sannad aan laga jarin dhogorta.

Culeyska dhogorta oo kaliya ayaa gaaray 35 kilogaram.

Si kastaba, goortii loo qaaday xarun loogu tala-galay daryeelka iyo adeegga xoolaha waxaa laga riday dhogortii oo dhan. Waxaana ay dib u heshay muqaalkii ay lahayd.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments