MUQDISHO (HN) – Nin u dhashay Shiinaha ayaa lagu tilmaamay hunguri-weyne dhuuni ah kaddib markii uu is hortaagay mashruuc lagu dhisi lahaa dhabbe tareen oo ku kacaya 38billion yuan – sababtuna waa inuu iska diiday in laga iibiyo guri uu lahaa oo iska caadi ah. Waayo wuxuu dalbaday lacag ka badan hal milyan oo yuan oo aad uga tiro badan ...
Read More »Author Archives: Himilo
“Kelmadda Tawxiidka kaddib Noloshu way ii sii macaanaysaa mar kasta.” – Brittany Renner.
MUQDISHO (HN) – Brittany Renner, oo caan ka ah baraha bulshada ayaa markii ugu horreysay si furan uga warbixisay waxa ay ka dhigan tahay in qof Muslim ah uu Ilaahay kaa dhigo – iyo sababtii ka dambeysay inay Islaamka qaadato. Haweeneydan 33 jirada ah, waxaa barteeda Instagram-ka oo kaliya ku xiran 4 milyan oo qof, waxayna waraysi dheer oo ay ...
Read More »Halyayga Araga la’ ee Xifdisan Qur’aanka kariimka oo dhan!
MUQDISHO (HN) – Inamul Ali, oo kasoo jeeda xaafadda Tulamati village, gobalka Assam ayaa noqday xaafidul-Qur’an isaga oo weliba kamid ah dadka aan helin nimcada araga. Wuxuu Quraanka ku xifdiyay kaliya qaab-dhageysi ah. Wuxuu macalimiintiisa iyo saaxiibada ardaydiisa ah ka dhageysan jiray aqrintooda aayadaha Qur’anka – marka ay gaarkooda u aqrisanayaan iyo kolka ay isaga u meerinayaan intaba – wuxuuna awooday ...
Read More »La kulan: Halyaygii iska diiday $200,000 in lagu laaluusho.
MUQDISHO (HN) – Sarkaal ciidan oo Nigeria u dhashay – kaas oo daacadnimadiisa xeesha dheer awgeed – dunida ku yeeshay magac fiican ayaa lasoo werinayaa inuu ugu dambeyntii ku qancay diinta Islaamka. Kaaliyaha Taliyaha ciidanka booliska Nigeria, Daniel Amah, ayaa ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka gudaha xaflad lagu qabtay Qasriga Emir Muhammadu Sanusi ee magaalada Kanu, dalka Nigeria. Amah ...
Read More »17 Qofood oo mar qura ‘Shahaadada’ loogu qabtay Dalka Kuuriya.
MUQDISHO (HN) – Ramadaantii lasoo dhaafay waxay xusuus lama ilaawaan ah u ahayd Masjidka Seol ee dalka Koofur Kuuriya. Waayo maalintii koowaad ee bisha Soonqaad, 17 qofood ayaa Shahaadada loogu qabtay – iyaga oo kamid noqday bulshada Muslimiinta ah. Munaasabadda ayaa lagu qabtay gudaha Masjidka Seoul Central halkaas oo la arkayay dad haween iyo rag iskugu jira oo aqrinaya aayado ...
Read More »Sida Imam Dhalinyar uu 90 Qofood uga caawiyay inay qaataan Islaamka!
MUQDISHO (HN) – Afartii sannadood ee lasoo dhaafay, Emre Şahin, oo 33 jir Imam ah, wuxuu goobjoog u ahaa 90 qofood oo qaadanaya diinta Islaamka gudaha magaalada Berlin ee dalka Jarmalka. Sahin wuxuu shubaal ugu hadli karaa afafka Turkiga, Jarmalka iyo Carabiga, wuxuu ku bixiyaa kuna jeediyaa afafkaas khudbooyinka uu ka jeediyo masjidkiisa – isaga oo siinaya aqoon-kororsi diimeed oo ku ...
Read More »Ballaarintii ‘abid ugu weyneed’ oo lagu sameynayo Masjidka Xaramka.
MUQDISHO (HN) – Baahida sida xowliga ah isu soo taraysa ee loo qabo ballaarinta dhulka uu ku fadhiyo Masjidka Xaramka ee Makka awgeed, dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inay ballaarintii ugu weyneed abid ku sameyn doonto bedka uu ku fadhiyo dhulka kacbada iyo hareeraheeda. Waxaana taasi la micno tahay in 900,000 oo dad ah oo hor leh iyo ka badan ...
Read More »Hyderabad: Safarkaygii Hindiya iyo Horumarkeeda!
MUQDISHO (HN) – In kasta oo aysan filashooyinkayga nololeed marnaba kamid noqon booqashada iyo aadida dalka Hindiya, haddana, 19 September sannadkii 2025 ayaan ka degay Hyderabad xilli dambe oo habeen ah. Waa markii labaad, noloshayda, oo aan safar ku aado qaaradda Aasiya. Lix sannadood kahor, markii aan u baxayay gudashada acmaasha Xajka iyo Cumrada, fahamkayga ku aaddan dunida Carabta wax ...
Read More »Muslimiin u ordaysa si ay deeq ugu ururiyaan walaalahooda Gaza!
MUQDISHO (HN) — Si ay garab istaag ugu muujiyaan walaalaha Falastiin ee Gaza ku dhibaatoonaya, labo orodyahan oo kasoo jeeda Oldham oo la kala yiraahdo Afruz Miah iyo Monwar Hussain, ayaa ku dhow inay soo gabagabeeyaan orodkooda. Maalin kasta waxay ordaan 10 kilomitir si ay yabooh ugu sameeyaan Muslimiinta Gaza una baraarujiyaan xaalkooda. Ol’olahan oo loo bixiyay Miles4Humanity waxay ilaa hadda loogu ...
Read More »Masjid Firinjiyeer u sameeyey Dadka gaajoon!
MUQDISHO (HN) — Firinjiyeer cusub oo dadka baahan loogu diyaariyo cunnooyin bisil oo ay cunaan ayay jamaacada Masjidka Southfield Square ka daahfureen magaalada Bradford si ay u kaalmeeyaan kuwo gaajoon. Cunnooyinkan ayaa isugu jira rooti, hilib, caano iyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan, waxaana albaabada loo furaa firinjiyeerkan maalin walba oo Axad ah. Howlwadeennada ayaa ka shaqeeyey inay qeyb uga gooyaan ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed