MUQDISHO (HN) — Bar isgoyska Putrajaya ee dalka Malaysia wuxuu buugga dhacdooyinka dunida ku galay inuu yahay midka ugu weyn adduunka oo ku fadhiya bed dhan 3.4km. Wuxuu dhacaa bartamaha caasimadda labaad ee Malaysia ee Putrajaya. Waana mid kamid ah meelaha ugu soo jiidashada badan caalamka. Waxaa sannadkii 2003 qaabeeyey Hijjas Kasturi, waxaana loo dhisay hab qurux badan sidoo kalana kaalingal ...
Read More »Monthly Archives: July 2023
Daawo – Faa’iidada laga helo ‘hab siinta’ Geedaha.
MUQDISHO (HN) — Dad badan waxay doorbidaan inay rabitaanka iyo jaceylka ay u qabaan dhiggooda ku muujiyaan dhunkasho iyo hab siin. Laakiin, haweeney ku nool Shiinaha hadda waxay noo sheegi kartaa in bani aadanka oo qura aan loo abuurin hab in la siiyo. Halkan haddaba ka daawo sababta aad ugu baahan tahay in noloshaada mar kamid ah aad geedaha hab ...
Read More »Sheekada Haweeneyda ‘hab siisa’ geedaha si ay uga bogsato walbahaarka nolosha!
MUQDISHO (HN) — Haweeney Shanghai u dhalatay ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta dalkeeda Shiinaha kaddib markii la arkay iyada oo ku dhegan ama hab siinaysa geedaha – waana tallaab ay sheegtay inay u sameyso si ay nabad, farxad iyo xasilooni uga hesho dabeecadda siiba geedaha. Qishishiqi ayaa sheegtay inay habsiinta geedaha ay soo bilowday bishii April ee sannadkan – iyada oo seygeeda ...
Read More »Sarkaal boolis oo inankiisa 3 jirka ah u xiraya ‘inuu isku kaadshay awgeed’.
MUQDISHO (HN) — Sarkaal booliska Florida katirsan ayaa lagu soo warramayaa inuu xabsiga u dhaadhiciyay cunug yar oo 3 jir ah oo uu isagu dhalay – isaga oo ku xiraya jeebad – kaddib markii sida la yiri uu isku kaadiyay! Muuqaal aabbaha iyo inankiisa oo wada hadlaya oo ay qabatay kaameradda guriga ayaa la arkayaa sarkaalkan oo la yiraahdo Michael ...
Read More »