crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> August | 2018 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: August 2018

Ghana oo Xal u heleysa Maareynta Mushkiladda Bacda- balastikada.

Accra (Himilonetwork) – Caasimadda dalka Ghana ee Accra, waddooyinka waxaa ku daadsan qashin u badan bacaha balaastikada kuwaas oo mararka qaar xira bullaacadaha ay biyo ku shubmaan. Cabitaannada biyaha waxaa lagu iibiyaa xirmo balastik ah oo yaryar qiimo ahaanna aad badneyn. Waxaana lagu iibiyaa jidadka iyo dukaamada xaafadaha. Balse durba marka laga cabo biyaha, waa la iska xooraa. Markii hal-hindisaha ...

Read More »

La kulan – Dagaalyahankii ugu Da’da yaraa Dagaalkii Koobaad ee Adduunka.

Muqdisho (Himilonetwork) – Intii lagu jiray Dagaalkii Koobaad ee Dunida, boqollaal iyo kumaankun carruur ah ayaa ka garab dagaallamayay xoogaggii waaweynaa ee isku hayay talada adduunweynaha. Marka loo eego keydka dowladda Britain, in ku dhow 250,000 oo ah da’da ka yar 18-jirka ayaa loogu yeeray inay ka garab diriraan dowladdii Britain ee waagaas adduunka ka talin jirtay. In kamid ah nolosha ...

Read More »

Afarta addin ee eeyaha Swiss-ka oo jaamo loo xirayo!

Muqdisho (Himilonetwork) – Booliska magaalada Swiss ee Zurich ayaa dadka ku boorinaya inay eeyaha kabo u iibiyaan si looga ilaaliyo kulaylka xoogan ee jiro. Sida ay warbaahinta sheegtay waxaa la bilaabay olole loogu wacyi gelinayo mulkiilayaasha eeyaha inay xayaawanadan ka ilaaliyaan wax yeelada ka soo gaaraya cimilada kulul, taasi oo laga yaaba inay dhibaatayso cirbahooda. Waxaa gabi ahaanbo dalalka Yurub ...

Read More »

Kirklar – Masjid soo jiita Indhaha Dalxiisayaasha Turkiga yimaada.

Ankara (Himilonetwork) – Isaga oo dhaca masaafo oogada sare ee badda u jirta 3200 meter, Masjidka Cirifkore ee ku yaalla waqooyiga gobalka Black Sea ee dalka Turkiga, wuxuu soo jiitaa indhaha dal-xiisayaal badan kuwaas oo jecel inay meel dheer ka jeedaaliyaan oogada dhulka. Dadka gudaha waxay Masjidkan ugu yeeraan Kirklar. Wuxuuna u dhaxeeya gobollada Bayburt iyo Trabzon. Waxaana uu soo jiidasho u noqday ...

Read More »

Xujeyda Induniisiya oo loo sameeyey Application u sahlaya gudasha Xajka.

Jakarta (Himilonetwork) – Wasaaradda Amuuraha Diinta ee dalka Induniisiya ayaa Xujeyda usoo saartay application cusub oo la yiraahdo Tech-savvy kaas oo fududeynaya habka ugu fudud ee Xaajigu ku gaari karo arrimihiisa inta uu ku sugan yahay magaalada Makka. “Waxaa ku sugan xog muhiim ah oo waliba aad loo faaf-faahiyay,” ayuu u sheegay Arab News, Mastuki oo ah af-hayeenka Wasaaradda. Xujeyda ayaa application-kani ...

Read More »

Madax-weyne Buhari oo Abaal-gud guddoonsiiyay Imam Magan-gelyo siiyay Masiixiyiin badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Madax-weynaha dalka Nigeria,  Muhammadu Buhari ayaa Xaruntiisa ka casuumay 83 jir geesi Imam masjidka ah oo lagu magacaabo Abdullahi Abubakar – lana wadaagay salaan sharafeed kaddibna guddoonsiiyay Abaalmarinta Qaran ee dalka Nigeria. Go’aanka waxaa la gaaray markii saxaafadda dalkaasi ay daaha uga rogtay sida Imaam Abdullahi uu u magan-geliyay 300 oo Masiixiyiin ah markii weerar lagu soo qaaday ...

Read More »

Cadaadiska Muslimiinta Shiinaha oo gaaray in Xajka lagu kormeero.

Beijing (Himilonetwork) – Cadaadiska lagu hayo Muslimiinta Shiinaha ayaa gaaray heer Xujeyda sannadka gudanaysa acmaasha Xajka lagu qabso inay horay usii qaataan aalad dowladda u sahlaysa inay ogaato halka ay ku sugan yihiin inta lagu guda-jiro maalmaha barakaysan ee Xajka taas oo ah tallaabo ay aad uga hor yimaadeen qolyaha u dooda Xuquuqda Aadanaha. “Tani waa tallaab kale oo lagu ...

Read More »

200 oo Xaafidul-Qur’an ah oo ka baxay Jaamacadda Bayero.

Lagos (Himilonetwork) – Ku dhawaad 200 oo xaafidul-Qur’an ah ayaa ka qalin-jebiyay Jaamacadda  Bayero University Kano maalintii Sabtida ee lasoo dhaafay. “Heysashada shahaadooyinka qalin-jebintooda, hadda waxay xittaa Qur’anka ka dhigi karaan Sucuudiga, dunida Carabta iyo caalamka oo dhan,” ayuu yiri Dr. Muhammad Babangida, oo ah agaasimaha xarunta barashada diinta ee Jaamacadda. Babangida ayaa intaas kusii daray in ardaydani ay Qur’anku kula dhinac ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!