crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> February | 2018 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: February 2018

Sheikh Abdulrahman Green – Daaciga Reer Yurub.

Muqdisho (Himilonetwork) – Sheikh Abdulrahman Green wuxuu sanadkii 1962-kii ku dhashay Dares-Salam, dalka Tanzania. Aabihiis wuxu kamid ahaa saraakiishii Gumeysiga Ingiriiska ee ku sugnaa Bariga Afrika. Hooyadiis waxay ahayd Polish asal ahaan. Wuxuu kusoo koray qoys diinta Masiixiga aaminsan. Markii uu 11 sano jirsaday aabihiis ayaa u kaxeeyay dalka Masar kadib markii uu shaqo ka helay. Wuxuu taariikhda ka bartay ...

Read More »

Sucuudiga oo kordhinaya adeeg-dalxiiseedka Madina al-Munawarah.

Madina (Himilonetwork) – Guddiga Is-bedelka iyo Dalxiiska Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu horumarinayo goobaha loo dalxiiska tago ee ku yaalla magaalada Madina. “Madina waa mid kamid ah goobaha muhiimka ah ee socdaalka iyo dalxiiska loogu yimaado gudaha Sucuudiga,” ayuu yiri Khalid bin Hussein Al-Shahrani,  oo ah agaasimaha Guddiga. “Ilaa hadda waxaan ku taameynaa inaan ballaarinayo adeegyada loo qabto dadka usoo ...

Read More »

Denmarka oo laga mamnuucayo xirashada Niqaabka.

Denmark (Himilonetwork) – Xukuumadda Denmark ayaa ku dhawaaqday maalintii Arbacada inay mamnuuci doonto niqaabka – dadaal, sida ay sheegeen, ay ku doonayaan inay kaga hortagaan is dhex-gal la’aanta iyo kala xiranka bulshada ee goobaha dadweynaha, sida uu The Independent u sheegay wasiirka cadaaladda Denmark, Soren Pape Poulsen. Kuwa ku xad-gudba sharciga waxaa lagu ridi doonaa ganaax dhan 1,000 kroner (£120) ama adduun ...

Read More »

Qaad – Balaayo iyo Ba’ aan loo wada baraarugin.

Muqdisho (Himilonetwork) – Qaadku waa aafo ay la nool yihiin dad badan oo Soomali ah oo saameyn xooggan ku leh qoysas badan, waxaa ku kala tagay qoys iyo qaraabo, waxaa ku kala irdhoobay labo isla dhalatay iyo labo is-dhashay, waxuu ka saameeyay Soomaalida dhan walba – bulsho iyo dhan caafimaadba. Qaadka meeshii ugu horreysay ee laga beero waxaa la sheegaa ...

Read More »

Nin ereyo naceyb ah ku qoray gidaar Masjid oo cafis loo fidiyay.

Muqdisho (Himilonetwork) – Davis waxaa la qabtay isaga oo ereyo naceyb xanbaarsan ku buufinaya gidaarka Masjidka al-Salaam. Wuxuu taasi ku wajihi lahaa lix sano oo xarig ah haddii uu bixin waayo ganaaxa la dul-dhigay. Isaga oo sugaya go’aanka garsooraha maxkamadda, Davis wuxuu garwaaqsaday sida uu qaladkiisu u fool-xun yahay, wuxuuna dhanbaal raali-gelin ah u diray Jameecada Masjidka, sida ay soo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!