MUQDISHO (HN) – Bajaajta waxaa aalaaba loo arkaa gaadiidka rayidka iyo fududeeyaha isku socodka dadweynaha marka la joogo nolosha magaalada. Waxay sidoo kale noqon kartaa il kale oo xamaasad iyo isdhexgal abuuri karta. Taas waa marka laga hadlayo tartanka Bajaajlayaasha oo ah cayaaro laga dheelo dalalka kamid ah qaaradda Aasiya. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Monthly Archives: December 2025
Tartanka Bajaajleyda!
MUQDISHO (HN) – Marka laga hadlayo fududeynta adeegga isku socodka dadweynha, Bajaajta ama Tuktukta waxay soo galaysaa kaalinta koowaad. Waayo waa gaari yar qiimo ahaanna aad u jaban kaas oo si fudud qofka ku gaarsiin kara bartilmaameedkiisa. Aad bayna uga dheereyn og tahay mararka qaar baabuurta raaxada. Waa mid la isku halayn karo isla markaana caan ka ah qaaradaha Afrika ...
Read More »“Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS.
MUQDISHO (HN) – Hoggaamiyaha Ururka RSS, Dattatreya Hosabale ayaa sheegay in diinta Hinduuska ay tahay mid sarreysa: Muslimiintana looga baahan yahay inay dhinacooda ka caabudaan webiyada, geedaha iyo qorraxda – isaga oo ku tilmaamay ilaalinta dabeecadda dhulka iyo bedqabsanaanta jirka qofka bani-aadanka ah. Wuxuu hadalkan ka jeediyay gobalka Utter Pradesh xilli uu marti ku ahaa xaflad ay soo agaasimeen ururka ...
Read More »“Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda.
MUQDISHO (HN) – Is-mari waa ayaa ka taagan Shimla kaddib markii Xisbiga Hindu Raksha Manch uu sheegay in saddex masaajid oo ku yaalla magaalada ay ka dhisan yihiin dhul dan guud ah – isaga oo ka digay in dowladdu si degdeg ah wax uga qabato haddii kale ay qabanayaan dibadbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo masaajidaas. Hoggaanka xisbiga, Kamal Gautam ...
Read More »“Gabar Muslimad Muxajabad Hindi ah keligeed ma socon karto cabsi darteed.” –
MUQDISHO (HN) – Gabar Muslimad Muxajabad ah ayaa sharafkeedii lagu jiid-jiiday waddada waxaana dhacdadan soo qabatay kaamirada dadweynaha. Wuxuu ahaa fal cabsi iyo dareen kale oo shaki ah ku abuuray gabdhaha Muslimaadka ah ee ku nool Nagphani ee magaalada Moradabad. Gudaha fiidiyowga waxaa laga dhex arkayaa nin dhinaca dambe uga imaanaya gabadhan kadibna dulmarinaya jirkeeda labadiisa gacmood. Dambiilayaha ayaa kaddibna ...
Read More »“Intaan Muslim ahayn, Hindiya way usoo qixi karaan.” – Sharci Diimaha kale siinaya mudnaanta Hindiya oo soo baxay!
MUQDISHO (HN) – Dowladda Hindiya ayaa sheegtay in dadka heysta diimaha kala ah; Kiristanka, Buudiska, Hinduuska, Barisis-ka iyo Siikha kuwaas oo Hindiya ugu kala imaanayaa dalalka kala ah Afgaanistaan, Bangladesh iyo Bakistaan – kahor inta aan la gaarin 31 Disember sannadkan – ay waddanka kusoo geli karaan iyaga oo aan heysan baasaboor ama waraaqadaha socdaalka. Balse tani kama dhigna, sida ...
Read More »Wiil Muslim ah oo nafta loo dhaafiyay ‘lacag’ uu dhulka ka qaaday!
MUQDISHO (HN) – Waxay ahayd dhacdo murugo badan u horseeday qoyskan Muslimka ah. Saahil, oo ah wiil 14 jir ah waxaa madaxa looga toogtay kaliya inuu dhulka ka qaatay lacago yaryar oo hawada lagu bitiyay xilli uu joogay xaflad aroos. Dilaaga falkan ku kacay waxaa la yiraahdaa Madan Gopal Tiwari. In kasta oo la xiray haddana booliska ayaa sheegay inuu ...
Read More »Wasiir Hindi ah oo Gabar Muslimad ah ku xadgudbay iyo Dunida Muslimka oo ka aamusan!
MUQIDSHO (HN) – Muuqaal laga soo duubay barnaamij ay dowladdu ka sameynaysay Patna ayaa dhaliyay caro ba’an kaddib markii hoggaanka gobalka Bihar, Nitish Kumar la arkay isaga oo isku dayaya inuu xijaabka kor uga qaado gabar dhaqtar Muslimad ah oo uu guddoonsiinayay abaalmarin. Falkan ayaa ka dhacay xarunta looga taliyo gobalka Bihar. Xafladda waxaa loo soo agaasimay si warqadaha aqoonsiga la ...
Read More »Halyay Muslim ah oo badbaadiyay Nolosha Dad Yuhuud ah!
MUQDISHO (HN) – Goobjooge ay muuqaallada duubeen isaga oo garba-duubaya kaddibna qoriga ka fara-maroojinaya dilaa nolosha dhaafiyay 11 qof oo Yuhuud ah xilli ay ka qeybgaleen xaflad ka dhacaysay dalka Ustaraaliya ayaa loo aqoonsaday halyay badbaadiyay nolosha dad kale oo uu dilaagu nafta naafin lahaa haddii uusan kahor-joogsan. Waa Geesi Qaran Sida ay kusoo warramayaan warbaahinta dalkaas, halyayga 43 jirka ...
Read More »Ciqaabtii Daatil-Wuquud oo kale oo lagu hayo Muslimiinta Hindiya!
MUQDISHO (HN) – Dhacdo kale oo xanuun badan oo iftiiminaysa halista ku fooggan nolosha qofka Muslimka ah iyo amniga oo faraha kasii baxaya ayaa 12 Desember sannadkan ka dhacday gobalka ugu saboolnimada badan Hindiya ee Bihar. Mohammad Athar Hussain, oo ah 40 jir kamid ah waratada dharka ku iibisa suuqa ayaa kooxo hubeysan waxay u geysteen jirdil iyo suurad-xumeyn aad ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed