MUQDISHO (HN) — Xabsi ku yaalla dalka Brazil ayaa – beddelkii eeyaha – wuxuu adeegsanaya haadda nuuca aad duuli karin ee digaagta la bahda ah. Laakiin halkii sida eeyaha ka eryan jireen ama ka qeylo dhaamin lahaayeen, waxay shimbirahani yeerinayaan ci’dii ama dhawaqii lagu yiqiin digaagadaha. Marwalba oo qof isku dayo inuu xabsiga ka baxsado, la-yaab malahan inay qeyliyaan. In ...
Read More »Monthly Archives: December 2023
Arday macalimiintooda ku dacweynaya dowladda maadaama…
MUQDISHO (HN) — Arday u dhalatay Koofur Kuuriya ayaa dacwad ka gudbinaya macalimiintooda maadaama ay hakiyeen gebi ahaanba imtixaankii ay u fadhiyeen oo aan waqtigiisaba la gaarin ama muddadii loogu tala-galay kahor. Wuxuu ahaa imtixaan kama dambeys ah oo noloshooda kaalin weyn ka geli karay ama qaabeynayay masiirkooda dambe. Imtixaannada aqbalaadda ee afka Kuuriya lagu yiraahdo Suneung waa kuwa adag ...
Read More »Shirkad shaqaalaheeda lacag ku siinaysa inay socdaan!
MUQDISHO (HN) — Shirkad Shiinees ah ayaa si ay shaqaalaheeda ugu dhiirrigeliso socodka iyo luga-baxsiga waxay soo kordhinaysa hindise qofkii maalinle u socda uu helayo abaalgud lacageed. Guangdong Dongpo Paper, oo ah shirkad sameysa waraaqaha oo ku taalla gobalka Guangdong ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta qaran ee dalkeeda kaddib markii ay soo kordhisay aragti loo bogay oo ah in shaqaaluhu socdo kadibna uu ...
Read More »Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.
MUQDISHO (HN) — Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan Hafiz Asif Iqbal iyoHanif Premi oo labaduba kamid ah jamaacada Masjidka Ghosia. Waxaana qeyb ka ah arday gaaraysa 100 oo ka ...
Read More »Dad in ‘la dharbaaxo’ lacago ku bixinaya gudaha Japan.
MUQDISHO (HN) — Baar la yiraahdo izakaya oo ku yaalla dalka Japan ayaa wajahaya dhalleeceymo kulul kaddib markii uu macmiishiisa u bandhigay qorshe ismaandhaaf abuuray oo ah in qofka maqaayadda soo gala dharbaaxo kulul lagu dhufto kahor inta aan loo dalbin cunnada. Maqaayadda Shachihoko-ya izakaya oo ku taalla degmada Nagoya waxay qofka macmiilka ah ugu shaqeynayaan marka uu aqbalo dharbaaxo inay la dhacayaan ...
Read More »Ninka ka ‘caaganaaday’ isticmaalka lacagta iyo tiknoolojiyadda!
MUQDISHO (HN) — Mark Boyle oo sidoo kale loogu yeero ninka lacag la’aanta ah, wuxuu joojiyay am aka quustay isticmaalka lacagaha taniyo sannadkii 2008 wuxuuna ku nool nolol aysan wax raad ama saameyn ah ku lahayn lacagtu. Taas beddelkeeda wuxuu naftiisa u weeciyay adeegsiga iyo la-qabsiga nolosha dabiiciga ah. Wuxuu bartay culuumta ganacsiga iyo dhaqaalaha, wuxuuna durba ka shaqo bilaabay ...
Read More »Ninka Dumarka ka cabsada ee Keli-noolaha ah.
MUQDISHO (HN) — 71 jir ku nool qaaradda Afrika ayaa kelinimo ugu noolaa gurigiisa in ka badan bnus qarni sababta oo ah wuu ka cabsadaa inay usoo dhawaadaan dumarka. Callitxe Nzamwita wuxuu jiray 16 sano markii uu ogaaday inay ku badanayso cabsida xooggan oo uu ka qabo dumarka ama dhedigta oo dhan. Mana uusan u gegsan Karin inay hareerihiisa joogaan ...
Read More »Nin – si uusan lacag u bixin – isa suuxin jiray oo la ogaaday!
MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay dalka Lithuania ayaa lagu xiray dalka Spain kaddib markii uu ka been sheegay xanuunka wadne garaaca oo uusan qabin si looga dhaafo lacagta cunnooyinka uu ka cuno maqaayadaha. Ku dhawaad 20 maqaayadood oo dunida dacalladeeda ku kala yaalla ayuu qaabkaas beenta ku maray – wuxuuna awooday inuu si dhib yar xeeladaas ku meelmaro marwalba ...
Read More »Nigeria – 62 jir dusha ka qeybsan Qur’anka kariimka.
MUQDISHO (HN) — Dhabar-adeyg, nafhurnimo iyo dadaal joogto ah ayaa u suuragaliyay Liliana Mohammed, oo ah 62 jir dalka Bulgaria u dhalatay inay ka qalinjebiso dugsiga Qur’aanka ee ku yaalla gobalka Kano dalka Nigeria. Liliana 30 sannadood kahor ayay timid Nigeria kadib kolkii ay is guursadeen seygeeda Ibrahim Sambo, oo dhintay kaas oo u dhashay Nigeria. Waxay bilowday – 10 sano ...
Read More »Da’yar Naafo ah oo dusha ka xifdiyay Qur’anka oo dhan.
MUQDISHO (HN) — Mahmoud Nasr, oo ah da’yar Masar u dhashay – ahna naafo – ayaa maareeyey inuu dusha ka qeybo Qur’anka kariimka ah oo dhan. Sida ay kusoo warramayaan warbaahinta, Maxmuud oo kasoo jeeda xaafadda Atildam wuxuu Qur’anka ku bartay dhageysiga Quraada sida macaan ugu codeysa aayaadka Ilaahay. Waxayna ku qaadatay labo sannadood inuu Qur’anka oo dhan ku xifdiyo. Juz walba ...
Read More »