MUQDISHO (HN) — Shabakadda Himilo oo sannadkii 5aad u dabaal-degaysa markii la aas-aasay, waxay munsaabadda Ciidul-Adxa awgeed ay hambalyo iyo bogaadin hawada usoo marinaysaa dhammaan umadda Muslimiinta ah – gaar ahaan bulshada Somaaliyeed. Shabakadda HimiloNetwork waxay u rajeynaysaa umadda Islaamka ah iyo bulshada Muslimiinta meel walba oo ay dunida ka joogaan inay ku ciidaan caafimaad iyo farxad. Waxaa kale oo ...
Read More »Monthly Archives: July 2020
95 jir aan weligiis Timihiisa jarin!
DELHI (HN) — 95 jir u dhashay Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis maalin jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba oo soconayo dhakadiisa waxaa tuurma isu-tagga timihiisa oo dad badan aragtidiisa ay la yaab awgiis sunniyaha la taagaan. Xilli in badan ay ka walaacsan yihiin inaysan booqan karin goobaha lagu qurxiyo timaha, 95 jirkan dan kama ...
Read More »Xiaobin – “Fiidiyo-game uu ciyaari jiray ayuu ka qaaday xanuunka Qalalka.”
BEIJING (HN) — Wiil 15 jir ah ayaa loola cararay isbitaalka kaddib markii uu ku dhacay xanuunka qalalka ‘stroke’ kolkii uu si joogto ah ugu ciyaaray fiidiyow-game muddo bil ku siman. 24-kii saac wuxuu ka hurdi jiray laba saac oo kaliya. Inta kale wuxuu ku mashquulsanaa ciyaarta fiidiyowgame-ka. Inankan oo lagu magacaabo Xiaobin wuxuu sida inta kale ku xayirnaa gurigiisa. ...
Read More »Geelkii – 100 km usoo jaray – si uu ula midoobo Geeljirihiisa!
MUQDISHO (HN) — Geel guri-jante ah oo afka qalaadna lagu yiraahdo ‘homesick’ ayaa degay qalbiyada malaayiin Shiinees ah kaddib markii la ogaaday inuu fogaan dhan 100 km usoo jaray si uu dib ugu soo noqdo guriga mulkiilihii lahaa – sideed bilood kaddib markii la iska iibiyay. Wuxuu soo xulay saxaraha dhulka Mangolia ee dalka Shiinaha isaga oo maalmo badan kusoo ...
Read More »Sheekada Haweeneydii – saacad kahor intaysan dhalin – ogaatay inay Uur leedahay!
JAKARTA (HN) — Sidka dhalmada haweenku waxay aalaaba ku buuxsantaa 9 bilood, laakiin haweeney ku nool Induniisiya ayaa sheeganaysa inay umushay saacad kaddib markii ay dareentay calaamadaha lagu garto haweenka uurka leh. Sheekadeeda ayaa hadda hadal-heyn qaran ka noqotay gudaha dalkaas. Heni Nuraeni, oo 30 jir ah, waxay lagu soo waramay inay dhashay cunug caafimaad qaba oo saacad kahor ay ...
Read More »Daawo – Ninka sida Daanyeerka u socda.
MUQDISHO (HN) — Qaar badan oo dadka kamid ah ayaa jecel daawashada iyo xanaaneynta xayawaanada siiba daanyeerka, laakiin waa dhif in la helo qof sida daanyeerka inuu u socdo jecel marka laga reebo 50 jir Shiinees ah oo 30kii sanno ee lasoo dhaafay caadeystay inuu qaab socodka Daanyeerka iska yeelo. Sida Daanyeerka ayuu u socdaa hadiyo jeer.
Read More »La kulan: Ninka Qaab-socodka Daanyeerka caadeystay 30-kii sanno ee lasoo dhaafay.
BEIJING (HN) — 50 jir u dhashay Shiinaha wuxuu 30-kii sano ee lasoo dhaafay u afar-dhigan jiray sida Daanyeerka isaga oo xittaa geedaha sidiisa oo kale u koraya. Chen Haigang waa nin jecel jimicsiga oo ku nool Shanxi, wuxuu soo jiitaa dareenka dadweynaha marwalba oo ay arkaan isaga oo sida Daanyeerka u soconaya. Mana ahan hadda oo kaliya. Wuxuu sidan ...
Read More »Daawo – Hagia Sofia oo markii ugu horreysay bannaankiisa hore lagu dukaday!
ISTANBUL (HN) — Ku dhawaad muddo qarni ah kaddib, Muslimiinta Turkiga ayaa awoodi kara inay hadda kaddib Salaadaha ku dukadaan gudaha iyo hareeraha Masjidka Hagia Sofia oo 85 sanno Matxaf qaran ahaa. Kaddib go’aankii lagu sheegay in hadda laga bilaabo Hagia Sofia loo aqoonsado Masjid, kumaankun Muslimiin ah ayaa isugu soo baxay si ay ugu dukadaan bannaanka hore ee Hagia ...
Read More »Gudaha Masjidka Hagia Sofia.
ANKARA (HN) — Hagia Sofia waxay dhacdaa bartamaha Istanbul waana dhismo aad u ballaaran oo la micno ah ‘Xikmaddii Barakeysneyd’. Qarniyo badan waxay Kaniisadda ugu weyn oo ay ku cibaadeystaan Biizandiiniyiinta. Waxaa dhisay Boqorkii Bizantiin, Justinian sannadkii 537. Markeedii hore oo ay ahayd Kaniisad, mar danbe waxaa laga dhigay Masjidka weyn ee Qustandiiniyah. Waa markii ay qabsadeen Cusmaaniyiintu dhulkii Boqortooyada ...
Read More »Muslimiin isu-taagaysa nadaafadda iyo bilicda Xabaalaha.
LONDON (HN) — Islaamku wuxuu siiyaa xaqdhowr iyo dhegwanaag qofka bani aadamka ah kahor inta uusan ifka imaan iyo kaddib geeridiisa. Marka uu qofka ka faaruqayo nolosha adduunyada, Eebbe SWT wuxuu jideeyey in si sharaf leh loogu xabaalo dhulka. Koox Muslimiin ah ayaa, si kastaba, waxay isaga yimaadeen inay isu-taagaan nadaafadda iyo bilicda xabaalaha Derby ee UK. Waxay howlo isugu ...
Read More »