MUQDISHO (HN) — Isaga oo ku dhex jira gaariga dadka naafada ah, Mowliid Duqow wuxuu xafladdii qalin-beddelashada ee Jaamacadda Caalamiga ee Soomaaliya kala soo dhinac muuqday boqollaal arday ah. Waana riyo ugu danbeyntii u rumowday. Hayeeshe, tani waa natiijada halgan adag iyo sannado badan oo uu kaga soo gudbay si uu u xaqiijiyo yoolkiisa. “Waligayba waxaan jecleysan jiray inaan asaagay ...
Read More »Monthly Archives: September 2019
Maxaa Imam iyo Baadari is necbaa hadda ka dhigay Saaxiibo rumaad?!
MUQDISHO (HN) — 25 sanno kahor, Imam Mohammed Ashafa iyo baadari James Wuye ma aysan filan jirin inay mar un noqon doonaan saaxiibo dadka intiisa kale iskaga dhow. Wuye wuxuu ahaa mid aan u neceb Musliminta, siiba markii dagaal dhex maray maleeshiyo diimeed ka kala tirsan Masiixiyiinta iyo Muslimiinta uu ku waayay gacantiisa. Geesta kale, Ashafa oo si lamid ah ...
Read More »Haweeney si NAXARIIS leh u garab istaagsan Muslimiinta NZ.
MUQDISHO (HN) — Hooyo 69 jir ah oo afaafka hore ee Masjidka la istaagtay boor ay ku qoran tahay ‘Waxaan idin ahay widaay. Waana idin ilaalinayaa inta aad ka dukaneysaan’ ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinta Pride of Reading Award. Jean Scott-Barr waxay taniyo markii uu dhacay Xasuuqii Christchurch istaagi jirtay afaafka hore ee Masjidka. Muuqaalka sawirkeeda oo ku baahay baraha bulshada ...
Read More »Daawo – Muslimiinta oo ku badanaya Dalka Cuba.
HAVANA (HN) — Haween badan oo xijaaban kuwaas oo Muslimiin ah ayaa lagu dhex arkayaa caasimadda dalka Cuba iyo magaalooyinka waaweyn. Islaamka wuxuu ugu danbeyn helayaa soo dhaweyntii ugu weyneyd taniyo bilowgii qarnigan. Halkan haddaba ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo laga sameeyey.
Read More »New Zealand badan oo qaadanaya diinta Islaamka.
MUQDISHO (HN) — Ka Megan Lovelady ahaan, sannado badan oo ay ku jirtay habow ruuxi ah, waxay ugu danbeyntii heshay xalkii ay kaga bixi laheyd. 15 March markii uu dhacay Xasuuqii Christchurch, waxay fahamtay Islaamka. “Waxaan helay dareen aad u macaan badan oo aan weligay arag,” ayay tiri. “Ilaahay ayaa ii yeeray si aan u ajiibo.” In yar kaddib markii ...
Read More »Masjidka Quba oo qaadi doona 55,000 haddii la ballaariyo.
MADINA (HN) — Masjidka taariikhiga ah ee Quba, oo ah midkii ugu horreeyey ee loo dhiso diinta Islaamka, ayaa qaadi dooona 55,000 inay mar qura la ballaariyo, sida laga soo xigtay Dowladda hoose ee horumarinta magaalada Madina ‘MMDA’. Maamulka ayaa sheegay in mashruuca ballaarinta Masjidka Quba uu bilaaban doono dhawaan. Masjidka ayaa dhaca afaafka hore ee mid kamid ah waddooyinka ...
Read More »Sheekada Askarigii xanbsaaray Xaajigii waayeelka ahaa.
MUQDISHO (HN) — Majed Ali Al-Hakami, oo kamid ah ilaalada xajka kaas oo sawir uu xanbaarsan yahay xaaji waayeel ku baahay baraha bulshada, ayaa sheegay in diinta Islaamka iyo dadnimada insaaniyadda ay yihiin labada dhiirri-geliye ee ka dhigay caawiye dhab ah. al-Hakami wuxuu yiri; ‘Waa waajib na wada saaran ka ilaalada xajka ahaan. Waana inaan dusha u ridan karnaa qancinta ...
Read More »