KHORFAKKAN (HN) — Maysam Yahya Mohamed, oo lix jir ah, ayaa dhameystay xifdinta Qur’anka kariimka. Waxay taariikh cusub ku gashay noqoshada qofkii ugu da’yaraa dalkeeda ee xifdiya Qur’anka. Hooyada Maysam ayaa sheegtay in xifdinta Qur’anka ee gabadheeda uu u bilowday iyada oo saddex jir ah. Waxay intaas raacisay: “Waxaan hibadeeda xifdiska Qur’anka ku ogaanay markii ay bilowday inay hadasho. Waxay ...
Read More »Monthly Archives: April 2019
Daawo – Muslimiin Maalinle u quudiya Masaakiinta Australia.
MUQDISHO (HN) — Inta badan warbaahinta caalamiga waxaan ka maqalnaa dhibaatooyinka lagu hayo ama ay geystaan ururrada lala xiriiriyo waxa loogu yeero argagaxisada Islaamiga ah. Balse marka ay timaado samaha iyo wanaagga ay Muslimiintu ka dhex sameeyaan bulshooyinka la nool, inta badan ma dhacdo in dunida laga sheego. Mid kamid ah samafalayaasha u taagan nooleynta nolosha dadka darbi-jiifta ah iyo ...
Read More »Muslimiin si maalinle ah u quudiya Darbi-jiifta Australia.
MUQDISHO (HN) — Koox Muslimiin Australian ah oo la baxay Brother In Need ayaa lix maalin toddobaadkiiba waxay quudiyaan dadka darbi-jiifta ah, si ay bulshada ay la nool yihiin ugu muujiyaan naxariista Islaamka. Bogga Naadiga aan-faa’iido-doonka aheyn ayaa lagu yiri; “Waxaan qaadaynaa tallaab walba oo suura-gelisa inaan dadka ayaanka liita ku caawino inaysan dareemin in laga tagay.”Iyaga oo kaashanaya ururrada ...
Read More »Ireland oo Gabdhaha Booliska u oggolaanaysa xirashada Xijaabka.
MUQDISHO (HN) — Booliska Ireland ayaa sheegay in – iyaga oo raacaya tallaabada Scottish-ka iyo Northern Ireland ay gabadha Muslimadda ugu oggolaadeen inay shaqadeeda ku xirato xijaab – ay hadda kaddib fursaddaas mid lamid ah ku raaxaysan karaan booliska Ireland. Waxaa kale oo tallaabtan lagu dhinac oggolaaday in dadka aaminsan diinta Sikh ay xiran karaan maryo-dhaqameedkooda Turban. UK, Australia, New ...
Read More »Carruurteenna – Dhismaha Laamiyada iyo Dhaqanka Darawallada keebaa Halis u abuuri kara?!
MUQDISHO (HN) — Meel aan la fileyn inay ka imaan karto halis joogto ah oo gaarsiisan geeri waa laamiyada ay ku safraan gaadiidka. Dabcanna, dadku ugu nugul ee halistaas ay u abuuran tahayna, waa carruurteenna. Si kale marka loo dhigo, shilalka ay geystaan baabuurta maraysa laamiyada waxay 60% wax-yeeli karaan carruurta ay kula kulmaan laamiga, in ka badan dadka waaweyn. ...
Read More »