Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Himilo Network
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Search
Home
2019
April
Monthly Archives: April, 2019
Daawo – Aqrisku wuxuu ugu danbeyn noqonayaa lama-huraan.
Himilo
-
April 20, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Gu'yaal badan, dalkani fursad u saamaxda in dadkiisu ay wax aqriyaan waxay aheyd mid aan fududeyn. Balse sannadihii danbe oo xasiloonida...
Masjid Minaarad leh oo laga dhisayo Koofurta dalka Croatia.
Himilo
-
April 20, 2019
0
Zagreb (HN) -- Riyada ah yeelashada Masjidkii ugu horreeyey oo leh minaarad in laga dhiso magaalada Dubrovnik ee dalka Croatia ayaa u muuqata mid...
Muqdisho – Magaalo Kobaca Ilbaxnimada Aqriska uu kusii xoogeysanayo.
Himilo
-
April 20, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Mid kamid ah goobaha ay aqristayaashu usoo raadsadaan buugaagta waa halka aan ku suganahay oo ay idin kaga muuqdaan dhowr nuucyo ...
Qisada Waaya’aragii Nololeed ee Qoraa Marxuum Abdullahi Sheegow.
Himilo
-
April 19, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Markii iigu horreysay oo aan la kulmay Sheegow, uma aynan wada hadlin sida laba qof oo isku cusub. Wuxuu ahaa shaqsi...
La kulan – luga-laawihii beeray 17,000 oo geedo ah.
Himilo
-
April 15, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Ma Sanxiao, oo ah 70 jir lugey howl-gab hore oo ciidamada Shiinaha katirsan ah, kuna nool Jingjxing, waqooyiga Shiinaha, wuxuu 19-kii...
Sidee Muslimiintu kaga qeyb-qaateen Samata-bixinta Xasuuqii ka dhacay Rwanda?!
Himilo
-
April 15, 2019
0
Kigali (HN) -- 25 sanno kaddib Xasuuqii Rwanda wuxuu ifinayaa xaqiiqooyin aan lasoo hadal-qaadin in badan - doorkii Muslimiintu ku lahaayeen badbaadinta dadkii lagu...
Muslimiinta Jaziiradda Fiji oo furanaya Masjidkoodii ugu weynaa abid.
Himilo
-
April 15, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Dhul-u-ekaha dhaca Waqooyi-bari New Zealand, Muslimiinta ku nool Fiji ayaa u dabaal-degaya furitaanka Masjidka ugu weyn caasimadda labaad ee Jaziiradda Fiji...
Sahan: Muslimiinta waa Dadka ugu badan ee heysta Qanaacada Nolosha.
Himilo
-
April 15, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Muslimiintu waxay yihiin dadka ugu qanacsanaanta badan nolosha, waayo waxay la nool yihiin kelinimada Eebbe marka lala barbardhigo diimaha kale, daraasad...
Bosnia oo dib u furaysa Masjidka Taariikhiga ah ee Sulejmanija.
Himilo
-
April 15, 2019
0
Sarajevo (HN) -- Bosnia ayaa albaabada u furtay Masjidka taariikhiga ah Sulejmanija oo ku yaalla Travnik, sida ay soo werisay Sarajevo Times. "Mar...
Wiilkii – si uu u guursado Muslimad uu jeclaaday awgeed – diinta ugu soo biiray.
Himilo
-
April 15, 2019
0
MUQDISHO (HN) -- Markii Bogart Lamprey uu labadiisa waalid u sheegay inuu qaatay Islaamka, runtii aad ulama dhicin go'aankiisa. "Waxay moodayeen inaan ku biirayo...
1
2
3
Page 2 of 3
Most Read
Waddada hoosteeda laga dhisay in ka badan 10 Dhismayaal dabaqyo la deggan yahay!
July 20, 2026
“Maya salaad kuma tukan kartid halkan.” – Hinduu Muslim kahor joogsaday inuu Allihiisa dhursado.
July 20, 2026
Sideed Guryihiinna Masaajid uga dhigan kartaan?
July 15, 2026
“Waa Musaafur Qof aan Saaxiib lahayn.” – Barnaamijka Kirayso Saaxiib kula sheekeysta!
July 15, 2026