Nin awoodi kara inuu dushiisa ku qaado Fardaha.
Posted by: Zakariya
in Wararka
January 2, 2018
662 Views
Muqdisho – Dadku waxay geedi-socodka taariikhda ahaayeen kuwa fuula fardaha, hayeeshe mid xoogane Ukraine u dhashay ah ayaa cadaynaya in marmar la qaadi karo fardaha. Horyaalka xoogga, Dmytro Khaladzhi wuxuu magac ku yeeshay qaadista ama dusha u ridashada fardaha.
Sida kuwa kale ee xoogga u saaxiibka ah, Khaladzhi wuxuu qaadaa waxyaalo badan oo waalli sida inuu gaari dulmari karo: ilkihiisa kusoo siibi karo musbaar meel ku mudan: hayeeshe qaadista fardaha waa mid aan loola fajacay.
Muuqaal dhowr ah oo laga sameeyey ayaa muujiyay ninkani oo fardo xoogan dusha ku qaadaya kadibna dhowr tallaabo la qaadaya.
Sida lagu soo qoray bar sooyaaleedkiisa Wikipedia, Khaladzhi wuxuu ku guuleystay dhowr biladood oo kala duwan, wuxuuna heystaa rikoorka ninka ugu xoogan oo aan ku nooleyn daroogada.

Qore: Zakariya Xasan Maxamed.
Related
2018-01-02
You must log in to post a comment.