crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Maxay ka dhigan tahay Muslim ku nool Dalka Japan?! | HimiloNetwork

Daawo – Maxay ka dhigan tahay Muslim ku nool Dalka Japan?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Muslimiinta ku nool dalka Japan waa tiro aad u yar. Sidaas oo ay tahay, ku noolaanshaha dal dadkiisu u badan yahay Buudis kama xigsan in qofka Muslimka ahi uu Ilaahay ku dhex xusuusan waayo.
Mid kamid ah dadkaas waa wiil dhalinyaro ah oo ka sheekeynaya noloshiisa ka Muslim Japanese ah oo ku dhex nool bulsho aan aaminsaneyn diintiisa.
Halkan haddaba ka daawo muuqaalka laga soo duubay.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!