crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Geedaha Afar-geesoodka ah. | HimiloNetwork

Daawo – Geedaha Afar-geesoodka ah.

MUQDISHO (HN) — Geedaha waxaa aalaaba lagu gartaa summado lagu baadisooco oo ah muuqooda dhererka iyo midabkooda cagaaran. Laakiin, halka geedaha oo dhami ay si dhuuban u baxaan, waxaa jira geedo dhif ah oo afartooda dhinac iskala eg oo ku yaalla dalka Panama.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!