MUQDISHO (HN) – Ninka gacmo-socodka ku kora buuraha oo u dhashay Shiinaha ayaa dunida ka yaabsaday. Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaalkiisa.
Read More »Monthly Archives: November 2025
La kulan – Ninka Gacmo-socodka ku fuula Buuraha!
MUQDISHO (HN) – Dad badan waxaa ku adag inay socod ku fuulaan meelaha sare ama buuraha, laakiin nin Shiinees ah ayaa dunida ka yaabsaday markii la arkay isaga oo – beddelkii lugihiisa – adeegsanaya gacmihiisa si uu ugu fuulo buur kamid ah buuraha ugu kulantida badan Shiinaha – micnaha waxaa uu lugo ka dhigtay gacmihiisa si uu u koro buurta. ...
Read More »Bohoshii isku beddeshay Beerta Mooska ee ka qodontay Laamiga!
MUQDISHO (HN) – Wax ku bilowday bohol ka qodantay jidka laamiga ah ee dhex mara mid kamid ah waddooyinka caasimadda Havana ee dalka Kuuba ayaa hadda noqotay beer yar oo qurxoon oo laga guran karo mooska. Dowladda hoose ee caasimadda waxay iska ilowday inay degdeg uga jawaabto inay dayactirto bohol ka qodantay laamiga dhexdiisa, hayeeshe, muddo gaaban kaddib waxay iska ...
Read More »Daawo – Buurta Qashin-qubka Delhi.
DELHI (HN) – Buurta oogada ka qurxoon hoostana ka qurxoon waxay ku taallaa magaalada New Delhi ee Hindiya. Waana goob qashinka lagu qubo oo cudurro badan ay ka qaadaan dadka ka ag dhow. Halkan hoose haddaba ka daawo.
Read More »Qashin-qubka Delhi – Buurta Oogada ka qurxoon Hoostana ka qurmoon!
MUQDISHO (HN) – Degmada Ghazipur waxaa ku taal goob lagu magacaabo Buurta Qashinka Delhi oo ku fadhisa bed gaaraya konton garoomo kubadda cagta lagu cayaaro oo la isku daray ah. Waxayna u dheer tahay sida Taj Mahal. Sannadkii 1984-kii ayaa la dhisay goobtan qashin-qubka ah. Waxayna dhacdaa duleedka degmada Ghazipur. Wuxuu figta sare gaaray qashinkeedu sannadkii 2002. Taniyo markaasna waxay ...
Read More »La kulan: Ninka 7$ oo uu xaday ku waayay $84,000 oo la siin lahaa!
MUQDISHO (HN) – Wade bas oo Jabaan u dhashay kaas oo waaya’aragnimo 30 sannadood gaaraysa ka heysta baabuur wadida ayaa lacag uu aayamaal u qaadan lahaa marka uu howlgabka noqdo oo gaaraysa $84,000 si la-yaab leh ku seegay! Waayo waxaa lagu qabtay isaga oo xadaya lacag gaaraysa 7 doollar. Sannadkii 2022, xubno katirsan waaxda gaadiidka dowladda hoose ee Kyoto ayaa ...
Read More »Sheekada Gabadha – si ay lacagta u keydsato darteed – Musqul u kiraysatay!
MUQDISHO (HN) – Gabar Shiinees ayaa qabsatay hadalheynta bulshada kaddib markii ay soo bandhigtay gurigeeda aan guryaha lamidka ahayn oo ay ku hoyato kaas oo ah musqul. Waxayna bil walba ka bixisaa kiro dhan 50 yuan ($7). Qof kasta oo innaga mid ah wuxuu isku dayaa inuu lacag keysado, laakiin intee naga mid ah ayaa – si ay lacag u ...
Read More »Daawo – Shimbiro u le’anaya Bacda Balaastikada awgeed!
MUQDISHO (HN) – Caalamka waxaa dhibaato weyn ku haya bacda balaastikada ah oo sannad kasta ay u dhintaan noole kala duwan iyo bad iyo beri ku wada nool. Haddaba, muuqaalkan hoose kaga bogo mid kamid ah noolayaashaas oo si aad u xanuun badan ay noloshoodu u saameysay cunista bacda balaastikada.
Read More »Shimbiro Halis ugu jira inay u dabargo’aan Bacda Balaastikada awgeed!
MUQDISHO (HN) – Jaziiradda Lord Howe waa mid aad ku arkayso shimbiro calooshoodu ay ka shanqarayso dhawaqa bacda balaastikada sababta oo ah waxay aad u cunayaan bacaha. Shan meelood meel jirkooda kamid ah waxaa hadda noqday bacda ay cunaan. Waa arrin tiiraanyo leh balse sidoo kale mustaqbal hubanti la’aan ah gelinaysa jiritaanka noolaha ku nool oogada dhulka. Caadiyan qofku marka ...
Read More »Gudaha Garoon diyaaradeedka aysan weligiis alaab ku lumin!
MUQDISHO (HN) – Garoonka diyaaraha Kansai ee dalka Japan waa mid sannad kasta ay kasoo degaan kana duulaan tobanaan malyan oo dad ah – sidaas oo ay tahay, haddana way adag tahay inay alaabi kaaga lunto ama aad weyso. Marka aan safarka nahay waxa ugu daran oo aan ka fikirno waa in annaga iyo alaabta aan wadanno aanan kala harin ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed