crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> January | 2023 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: January 2023

Da’yarka doonaya in hooyadiis uu u samafalo geerideeda kaddib.

MUQDISHO (HN) — Da’yar Muslim ah oo ku nool waqooyiga London oo hooyadiis ay u geeriyootay xanuunka kansarka iyo dhimirka ayaa adduun dhan £60,000 ku bixinaya dhismaha Masjidka iyo qodista ceel biyood ay dadku ka waraabaan si ay sadaqo jaariya ugu noqoto hooyadiis. Adnan Hashim, oo 24 jir ah, wuxuu ka joogsaday safar bisha Malabka ah oo uu ku tagi lahaa ...

Read More »

Feeryahanka Kevin oo qaatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) — Mid kamid ah ku guuleystayaasha feerka miisaanka culus, Kevin Lee ayaa qaatay diinta Islaamka – waana tallaab la-yaab sunniyuhu la taagmaan ku noqotay taageerayaal badan oo uu leeyahay. Feeryahankan 30 jirka ah ayaa qaatay Islaamka sannadkii 2021, wuxuuse si rasmi ah u daahrogay sannadkan 2023. Bartiisa twitter-ka ayuu uga mahadceliyay taageerayaashii u muujiyay jaceylka iyo garab istaagga. ...

Read More »

Masjidka Stockon oo loo oggolaaday codbaahiyaha inay ku aadaamaan!

MUQDISHO (HN) — Markii ugu horreysay ayay dadka ku nool xaafadda Stockton-on-Tees ee waqooyi bari England waxay aadaanka salaadda ka maqleen codbaahiyaha. Masjidka Farooq E Azam wuxuu noqday midkii koowaad ee aadaanka salaadda loo adeegsado codbaahiyaha ee deegaanka ku yaalla. Dadaal badan ayay bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Stockton ku bixiyeen inay fasax u helaan adeegsiga codbaahiyaha si ay ...

Read More »

La kulan – Aabaha Pakistaniga ah ee dhalay 60 carruur ah.

MUQDISHO (HN) — 52 jir dhaqtar Pakistan u dhashay ayaa qabsaday hadalheynta dalkiisa kaddib markii la ogaaday inuu u dhashay ilmihii 60aad uuna doonayo inuu sii guursado si uu ubad badan usii dhalo. Sardar Jan Mohammad Khan Khilji, oo ku nool Quetta oo ah caasimadda gobalka Balojistan wuxuu leeyahay qoysas ballaaran iyo ubad gaaraya 60 carruur ah. Hadda wuxuu qabaa ...

Read More »

Nolosha Qoyska ku nool Bartamaha Isgoys weyn.

MUQDISHO (HN) — Muddo 40 sannadood ah ayay qoyskani ku nool yihiin bartamaha kala wareeg isgoys ah. Waxayna diideen inay ka guuraan maadaama iyaga oo degan la sameeyey isgoyska. Sannadkii 1960-kii, David John iyo Eirian Howatson wax walba waxay u ahaayeen caadi, deegaankuna wuxuu ahaa mid meeshii ay rabaan ay ka degi karaan ilaa markii dambe gurigooda uu kusoo aaday ...

Read More »

81 milyan oo booqday Masjidka NABIGA ee Madina sannadkan oo qura!

MUQDISHO (HN) — 81 milyan oo Muslimiin ah ayaa booqday Masjidka Nabiga taniyo markii la guda-galay bisha Muxaram sida ay kusoo warrantay wakaaladda wararka Sucuudiga. Barxadda Rawdah Sharif ee Masjidka Nabiga waxaa ku tukaday 8 milyan oo Muslimiin ah shantii bilood ee lasoo dhaafay. Inta badan dadka Cumrada usoo aadaya Makka ayaa doorbida inay kasoo degaan Madiina kadibna ku negaadaan ...

Read More »

Da’yarka ay da’diisu hadalheynta badan abuurtay!

MUQDISHO (HN) — Muuqiisa iyo da’diisu isma lahan. Wuxuu hadda jirsaday 12 sannadood. Laakiin marwalba oo lala meeldhigo asaagiisa, wuxuu u muuqdaa qof ka weyn ama aan ku fac ahayn eynigiisa. Jeremiah Johnson wuxuu qabsaday hadalheynta kaddib markii uu baraha bulshada ku baahay sawirkiisa isaga oo gacanta ku sita kubbad. Aad buu runtii guulo fiican uga soo hooyay kubadda lala ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!