UK – Danbiyada naceybka ee Muslimiinta ka dhanka ah oo kordhay.
Posted by: Zakariya
in Dunida Muslimka
October 10, 2017
410 Views
London (Himilonetwork) – Danbiyada naceybka ee ka dhanka ah Muslimiintu wuxu sare u kacay sanadkan, sida lagu sheegay baaritaanka Press Association.
“Weerarada ka dhanka ah tira-yarta diimaha UK waxay noqonayaan joogto,” Diane Abbott ayaa u sheegtay Birmingham Mail. “Humuujka ka dhan ka ah Muslimiinta wuxuu noqday mid si guud loo dhaleeceeyey.”
Marka loo eego warbixinta Press Association, booliska ayaa diiwaan-geliyay 110 danbiyo naceyb ah oo lala beegtay masaajidda – oo ah tiro aad uga badan sanadkii hore.
Caayda cunsuriyada iyo baqa-gelinta goobaha lagu cibaadeysto ama lagu kulmo waxay noqdeen joogto.
Related
2017-10-10
You must log in to post a comment.