Jakarta (Himilonetwork) – Gabar indhool ah oo kamid aheyd kuwa u tartamaya ciyaarta judo ayaa heshay taageero shacbiyad leh kaddib markii laga diiday inay ka qeyb-gasho tartanka Asian Para Games maadaama aysan dooneyn inay iska siibto xijaabka.
MUQDISHO (HN) - RW Malaysia, Mahathir Bin Mohamad ayaa sheegay in dadka u dhashay dalka Israel aan loo oggolaan doonin in dalkiisa ay soo galaan, marka loo eego Walla! News. Hadalkan ayaa daba socda dhaleeceyn loo jeediyay dowladdiisa kaddib markii ka qeyb-galayaal u dhashay dalka Israel laga mamnuucay inay ka qeyb-galaan tartanka…
Muqdisho (Himilonetwork) - Todobo bil gudahood ayay kooxda LLPP Jeeyo labo mar ku dhawaaqday in ay iskaga baxday labada tartan ee ugu xiisaha badan kubadda cagta Soomaaliya. Bishii Maarso ee sanadkan ayay aheyd markii ay ku dhawaaqday in ay ka baxday tartanka horyaalka heerka koobaad oo markaas marayey halkii ugu…
You must log in to post a comment.