Muslim daryeel bilaash ah u sameeya carruurta la xanuunsan xanuunka halista ah ee maskaxda dilooda.
Posted by: Zakariya
in Dunida Muslimka, Muuqaallada
November 18, 2017
3,530 Views
Muqdisho (Himilonetwork) – Mararka qaar ma arki kartid dadka Muslimiin ah oo si dhab ah uga turjumi kara micnaha xeesha dheer ee diinteennu u taagan tahay taas oo ah ixsaan iyo samafal. Balse marka aad aragto samafalayaasha qaar sida Maxamed Bzeek oo ah muwaadin Maraykan ah kaas oo carruurta ka xanuunsan maskaxda siiya daryeel caafimaad oo bilaash xilli isaga laf ahaantiisa uu yahay bukaan-socod la xanuunsan cudurka Kansarka waxaad ogaanaysaa in Muslimiintu ay kaalin dahabi ah ku leeyihiin nolosha umadaha ay ku dhex nool yihiin.
Halkan haddaba ka daawo warbixin laga diyaariyay.
Related
2017-11-18
You must log in to post a comment.