Muqdisho (Himilonews) – Markii ay Reer Galbeedku dunida kale isku dayayeen inay gummeystaan ama isticmaarsadaan, laguma soo dhaweyn nabad iyo farxad – lagumana galbin reynreyn. Taas waa markaynu ka hadlayno dalal ay kow ka tahay Soomaaliya oo loolan dheer la galay gumeystayaashii kusoo duulay dalka.
You must log in to post a comment.