crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Shimbiro u le’anaya Bacda Balaastikada awgeed! | HimiloNetwork

Daawo – Shimbiro u le’anaya Bacda Balaastikada awgeed!

MUQDISHO (HN) – Caalamka waxaa dhibaato weyn ku haya bacda balaastikada ah oo sannad kasta ay u dhintaan noole kala duwan iyo bad iyo beri ku wada nool.

Haddaba, muuqaalkan hoose kaga bogo mid kamid ah noolayaashaas oo si aad u xanuun badan ay noloshoodu u saameysay cunista bacda balaastikada.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!