crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo Niman Naafo ah oo beeray Keyn qurux badan. | HimiloNetwork

Daawo Niman Naafo ah oo beeray Keyn qurux badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Laba jiil oo kala danbeeyey waxay ku qaadatay 60 sano in ku dhow inay keyn gacan ku sameys ah ka dhigaan goob lama degaan ahayd oo ku taalla waqooyiga Shiinaha. Hadda dadaalkoodu kaliya ma noqon mid laga mahad-naqay ee dhaxalkooduna wuxuu ku haray in jiilba jiil uu usii gudbiyo.
Ku dhawaad 500,000 oo geedo ah ayaa ku beeran. Waxaana ay kamid tahay keymaha ugu quruxda badan caalamka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!