crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Ciidda Carafo oo ku beegan 20 July. | HimiloNetwork

Ciidda Carafo oo ku beegan 20 July.

MUQDISHO (HN) — Ciidda Carafada waxaa la filayaa inay dhalato bisha July 20 oo ah maalinta Talaadada ah ee soo aadan, marka loo eego Maxkmadda sare ee Sucuudiga oo war qoraal ah kasoo saartay.

Maxkamadda ayaa sheegtay in Sabtidii ay ku ekeyd Bisha Sidataal. Sidaas darteed maalintii Axadda ay ka bilaabatay bisha Carafo.

Laakiin waddamada kale ee Hindiya iyo Bangladesh ayaa sheegay inay sii wadayaan baaritaanka iyaga oo malada ku weeciyay maalinta Arbacada 21 July.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!