Muqdisho (Himilonetwork) – In aad loo cayilo ayaa ayaa qayb wayn ka qaadata waxa sababa Kansarka sii badanaya ee UK, halka ay hoos uga dhaceen kansarka uu keeno sigaar cabbidda, sida ay sheegayso cilmibaadhis wayn oo la sameeyay. Xarunta Cilmibaarista UK ee la dhoho Cancer Research UK ayaa ogaatay in saddexmooloodow meel kansarka dadka ku dhacay in laga gaashaaman karay ...
Read More »Sahanka
‘Carruurta Tanzania oo ugu caafimaad badan adduunka oo dhan’
Muqdisho (Himilonetwork) – Dalka Tanzania ayay ku nool yihiin carruurta ugu caafimaad badan adduunka oo dhan sida ay ogaadeen saynisyahanno reer Australia ah. Baaritaan ayaa lagu sameeyay 1.1 milyan oo carruur ah oo da’doodu ay u dhaxayso 9 ilaa iyo 17 sano oo kala jooga 50 waddan. Carruurta ka qeyb qaadatay daraasaddan ayaa lagu xujeeyay inay jimicsadaan labaatan mitir si ...
Read More »‘Adoo cayilan baad caafimaad qabi kartaa waa quraafaad’
Muqdisho (Himilonetwork) – Fikradda sheegaysa in dadku iyagoo cayilan ay haddana caafimaad qabi karaan waa quraafaad, sida ay sheegayaan khuburo ku sugan boortaqiiska. Cilmibaaristan oon wali la daabicin ayaa lagu darsay macluumaadyada caafimaadka ee dhakhaatiirtu ka diiwaan galiyeen 3.5 milyan oo ruux oo ku nool UK. Waxay sheegeen in dadka aadka u cayilan ee aan marka hore lagu arkin calaamadaha horudhaca ...
Read More »Cayilka xad dhaafka ah ‘oo lala xiriirinayo inuu dumarka ku ridi karo Kansar’ kana daran yahay Sigaarka
Muqdisho (Himilonetwork) – Cayilka ayaa la filayaa inuu ilaa sannadka 2043ka noqdo caqabad ka weyn sigaarka oo dumarka UK uu ku rido cudurka Kansarka, taasoo ka weyn xitaa sigaarka, wuxuuna noqon doonaa waxa ugu weyn ee mudan in laga hor tago, sida lagu saadaaliyay warbixin ay UK ka soo saareen koox cilmi baareyaal ah. Wakhti xaadirkaan, 12% ka mid ah haweenka ...
Read More »Shimbir Maroodi: Yaa dilay Shimbirtii aadka u waynayd ee soo marta Ifkan?
Muqdisho (Himilonetwork) – Culimada sayniska ee ku takhasusay haraaga nolaha ayaa ka shakiyay in la ciribtiray shimbirtii, shimbiraha ugu waynayd ee soo marta ifkan aan ku nool nahay kaddib markii la arkay haraaga lafaheeda. Saynisyahanada ayaa shimbirtan magaceeda ku sheegay ‘Shimbir Maroodi’, waxay rumaysan yihiin in adduunka ay ku noolayd 10,000 sanno oo lasoo dhaafay. Waxayna ku sheegeen sababta ay ...
Read More »Saraawiil dadka waayeelka ah ka caawinaya socodka
Muqdisho (Himilonetwork) – Johnathan Rossiter wuxuu ku faraxsan yahay inuu soo ban dhigo surwaalkiisa cusub. Midabkiisu wuu cad yahay waana lagu ordi karaa, laakiin ma aha dhar isboorti oo caadi ah. Waxay u shaqeynayaan sida qalabka kombiyuutarka. “Dhammaanteen waxaan u soconnaa inaan da’ noqonno, socod keenna awoodiisana way is dhimmi doontaa, marka waxa aan rabno inaan sameyno waa inaan dadka siinno ...
Read More »Wax ka baro 10-ka Dal ee Qaaradda Afrika Ugu Dhulka Weyn
Muqdisho (Himilonetwork) – Afrika waa Qaaradda Labaad ee ugu weyn adduunka kaddib Aasiya. Waxayna ka kooban tahay dhowr iyo 50 dal kuwaas oo isugu jira kuwa dhawaan la yagleelay iyo kuwo tan iyo isticmaarkii soo jiray. Waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa 10-ka dal ee Africa ugu dhulka weyn annaga oo ka bilaabi doona midka 10aad. 10: Muritania – Jamhuuriyadda Islaamiga ...
Read More »Tubaakada Taabuuga – Khatar heysata Jiilkeenna Dahabiga!
Muqdisho (Himilonetwork) – 4 illaa 5sano kahor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishada ah, tubaakada iyo calaqa; balse waxaa ka dambeeyay oo dalka yimid maandooriye ka gedisan intaas oo dhan – qaab isticmaalka – kana fudud isla markaana ay qabatimeen in badan oo kamid ah jiilka aan looga baran maandooriyayaasha. Kuma cusba maqalka dhagahaaga oo waxay ila ...
Read More »Hergabka oo daawo loo helay
Nairobi (Himilonetwork) – Dhakhaatiir kasoo jeedo Ingriiska waxay sheegeen inay heleen daawada Hergabka taaso la dagaalami karto Fayraaska keeno Hergabka. Waxaa la sheegay in daawadani ay ka hortagi karto in unugyada proteenka jirka aadanaha uu inta badan weeraro fayraaska taaso marka dambe dhalin karto inuu faafo. Daawadan ayaa wax tar noqon karta marka la siiyo qofka la xannuunsan Hergabka wakhti ...
Read More »Sidee ugu habboon oo Qof sooman u samayn karaa Jirdhis iyo Jimicsi?!
Muqdisho (Himilonetwork) – Jimicsiga iyo inaad ilaalisid qaab noololeedka caafimaadka ayaa laga yaaba inay noqoto dhibaato. Balse ka waran hadaad sameysid taasi adoo waxbo cunaynin wakhtiya badan maalintii?! Bisha Islaamka ee Ramadan ayaa billaabanaysa isbuucan, iyadoo Muslimiinta ku nool dunida ay ka soomi doonan cunada iyo cabitaanka inta u dhexeysa xilliga ay qoraxda soo baxaysa ilaa xilliga ay ka dhacayso. ...
Read More »