crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Muuqaallada | HimiloNetwork | Page 10

Muuqaallada

Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Islaamku maanta wuxuu noqday diinta ugu weyn adduunka, marka la eego xaqiiqooyinka dhabta ah – lagana soo tago sheegashada Galbeedka ay ku tilmaameen inaan wali ka hooseyno Kiristianitiga. Si kastaba, umad leh taariikh fac weyn iyo raadad sooyaaleed ay ku hirato ayaa dunida maanta dib u hoggaamin karta. Waana Muslimiinta kuwa kaalintaas buuxin kara. Haddaba Sh Abdurahman ...

Read More »

Daawo Niman Naafo ah oo beeray Keyn qurux badan.

Muqdisho (Himilonetwork) – Laba jiil oo kala danbeeyey waxay ku qaadatay 60 sano in ku dhow inay keyn gacan ku sameys ah ka dhigaan goob lama degaan ahayd oo ku taalla waqooyiga Shiinaha. Hadda dadaalkoodu kaliya ma noqon mid laga mahad-naqay ee dhaxalkooduna wuxuu ku haray in jiilba jiil uu usii gudbiyo. Ku dhawaad 500,000 oo geedo ah ayaa ku ...

Read More »

Daawo – Nin lama-degaan u beddelay keyn duur-joogtu ku nooshahay.

Delhi (Himilonetwork) – Hindiya waa dalka ugu da’yarta badan caalamka, waxaana jira dhalinyaro u istaagta badbaadinta deegaankooda. Mid kamid ah dhalinyaradaas wa Jadev Payeng oo ku dhawaad 40 sano ay ku qaadatay in meel lama degaan noqotay uu dib ugu celiyo keyn ay ku kulmaan noolaha kala duwan siiba duurjoogta. Haddaba halkan ka daawo muuqaal aan kasoo qaadanay.

Read More »

Daawo – Xaafadda ugu nadiifsan Qaaradda Aasiya

Muqdisho (Himilonetwork) – 10-kii sano ee lasoo dhaafay, xaafadda Mawylynong ee dalka Hindiya waxay qaadatay biladda xaafadda ugu nadiifka badan qaaradda Asiya. Hayeeshe dadaalkaas kuma dhalan halgan yar. Haddaba sirta ku jirta heerkaas ay ka gaareen nadaafadda, waxaad ka daawan kartaa muuqaalkan hoose.

Read More »

Daawo – Taariikhda Axmed al-Shaqiri.

Muqdisho (Himilonetwork) – Dunida Muslimka dadka raadadka kaga tagaya ee Umadda Islaamka qudwo fiican u noqday waa da’yarka Carbeed ee Ahmed Mazin al-Shuqairi kaas oo ku caan baxay barnaamijka Khawatir ee bixi jiray Ramadaan kasta. 11 sano ayuu soo waday kahor inta uusan sanadkii 2015-ka ku dhawaaqin inuu joojiyay. Hadaba waa kuma Ahmed? Halkan ka daawo taariikhdiisa iyo guulaha uu ...

Read More »

Daawo muuqaalka Ey duugaya walaalkiis oo dhintay

Thailand (Himilonews) – Dad badan oo dunida ku nool waxaa dareen naxariis ku beeray muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Ey aasaya walaalkiisa ahna saaxiibka rumaad. Eyga wuxuu u dhintay jugta gaari jiiray gudaha dalka Thailand. Fiidiyowga oo lagu duubay degmada Buriram waxaa lasoo dhigay baraha bulshada halkaas oo ay ku faaftay. Dadku waxay u riyaaqeen sida kalgacalka leh ee Eygu u ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!