MUQDISHO (HN) – Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Haweenka Hindiya, Vijaya Rahatkar ayaa muujisay qanaaco badan oo ay ka qaadeen meelmarinta xeerka mamnuucaya furriinka saddexda dalqadood oo mar kaliya lagu dhawaaqo taas oo ah dood qaran oo muddo badan ka dhex socotay Muslimiinta dalka Hindiya. Halmar oo dalqadaha lagu dhawaaqo waa arrin uu Suubanaha NNKH intii uu noolaa uu reebay kana carooday ...
Read More »Author Archives: Himilo
“Xaas labaad ma guursan kartid ilaa..” – Sharci la isku maandhaafay oo Kerala kasoo baxay!
MUQDISHO (HN) – Maxkamadda sare ee Kerala ayaa soo saartay sharci dhigaya in ninka Muslimka ah uusan xaas labaad guursan karin ilaa uu ogeysiiyo xaaskiisa koowaad. Qaraarku wuxuu dhigayaa in – in kasta oo qofka Muslimka ah diintiisu farayso inuu xaasas badan guursan karo – haddana uusan ka tallaabin sharciyada iyo mabaadi’da dastururiga ah ee u degsan gobalka Kerala. Garyaqaan ...
Read More »Muslimiin loo diiday inay ku dukadaan Masjidkooda!
MUQDISHO (HN) – Jimcihii na dhaafay, tiro Muslimiin ah ayaa laga horjoogsaday inay ku dukadaan Masjid saddex dabaq ah – sababta oo ah wuxuu ka dhisan yahay goob sharci-darro ah. Dhacdadan is hortaagga ah oo ay sameeyeen lix xubnood oo kamid ah Xagjirta Vishva Hindu Parishad (VHP) waxay ugu dambeyntii ku muteen in loo xiro falkooda xayiraadda. Xubnahan ayaa kahor ...
Read More »Muslimiintii loo xiray Jaceylka Suubanaha NNKH oo dib u helay xorriyadooda.
MUQDISHO (HN) – Maxkamadda sare ee Delhi ayaa iska diiday – meeshana ka saartay – in dambi laga dhigo jaceylka Suubanaha NNKH kaddib markii Muslimiin badan loo xiray loona waxyeelay sababtii ay u muujisteen jaceylkiisa awgeed. Maxkamaddu waxay xeer-ilaalinta dacwadda kusoo oogtay eedeysanayaasha Muslimiinta ah u sheegtay in xorriyadda diimeed ee Muslimiinta ay kamid tahay jaceylka Nabi Muxamed NNKH. Arrintan ...
Read More »“Madrasooyinku waa ilaha argagaxisadu kasoo farcamaan” – Wasiir Hindi ah.
MUQDISHO (HN) – Wasiir kamid ah gobalka Utter Pradesh ayaa – isaga oo aan caddaymo u heysan sheegadiisa – wuxuu Muslimiinta ku tilmaamay argagaxiso soo koraysa oo u baahan in si dhow loo maamulo. Waxay arrintani daba soctaa qarixii dhawaan ka dhacay Delhi oo dowladda Hindiya ay ku eedeysay dalka Pakistan. “Muslimiinta wax-bartay waa argagaxiso soo koraya,” ayuu yiri. “Maxaa ...
Read More »Hindiya oo si xeeladaysan Muslimiinta uga horjoogsanaysa Guursiga Dumarka badan!
MUQDISHO (HN) – Golaha Shacabka Gobalka Assam ayaa soo saaray sharci reebaya guursiga wax ka badan hal dumar ah. Wuxuuna hadda kaddib godedle-nimada ka yeelaya mid lagu muto xabsi 10 sano ah ciddii lagu helo. Sharcigu wuxuu qolo gaar ah oo aan Muslimiinta ahayn balse kasoo jeeda diimaha kale siinayaa xaqa ay wax ka badan hal dumar ah ku guursan ...
Read More »Arday Muslimiin ah oo lagu qasbay inay ‘u hagoogtaan’ Sanamyo!
MUQDISHO (HN) – Saddex arday Muslimiin ah ayaa loo ciqaabay – si xunna loo bahdilay – sababta oo ah waxay ku tukadeen fasal kamid ah Jaamacadda ay dhigtaan. Waxaana falkaas bahalnimada leh sameynaya xagjir si dhow xiriir ula leh Xisbiga BJP ee haatan maamula Hindiya. Muuqaal laga soo duubay ayaa la arkayaa iyaga oo ay soo xirixireen xagjirtani wiilasha Muslimiinta ...
Read More »Daawo Ninka Gacmo-socod ku fuula buuraha!
MUQDISHO (HN) – Ninka gacmo-socodka ku kora buuraha oo u dhashay Shiinaha ayaa dunida ka yaabsaday. Halkan hoose haddaba ka daawo muuqaalkiisa.
Read More »La kulan – Ninka Gacmo-socodka ku fuula Buuraha!
MUQDISHO (HN) – Dad badan waxaa ku adag inay socod ku fuulaan meelaha sare ama buuraha, laakiin nin Shiinees ah ayaa dunida ka yaabsaday markii la arkay isaga oo – beddelkii lugihiisa – adeegsanaya gacmihiisa si uu ugu fuulo buur kamid ah buuraha ugu kulantida badan Shiinaha – micnaha waxaa uu lugo ka dhigtay gacmihiisa si uu u koro buurta. ...
Read More »Bohoshii isku beddeshay Beerta Mooska ee ka qodontay Laamiga!
MUQDISHO (HN) – Wax ku bilowday bohol ka qodantay jidka laamiga ah ee dhex mara mid kamid ah waddooyinka caasimadda Havana ee dalka Kuuba ayaa hadda noqotay beer yar oo qurxoon oo laga guran karo mooska. Dowladda hoose ee caasimadda waxay iska ilowday inay degdeg uga jawaabto inay dayactirto bohol ka qodantay laamiga dhexdiisa, hayeeshe, muddo gaaban kaddib waxay iska ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed