MUQDISHO (HN) – Tiktoker u dhashay dalka Faransiis – oo qaab badawsi ama ‘prank’ ah – dadka ugu cabsi-gelinayay sida inuu ku mudayo cirbad ayaa lagu riday xukun dhan 6 bilood oo xarig ah. Amine Mojito, oo magaciisa dhabta ahi uu yahay Ilan M, wuxuu caan ka noqday barta Tiktok kaddib markii uu lasoo galay muuqaallo dadka uu ku badawsanayo ...
Read More »Monthly Archives: November 2025
Waalidka Gabar xanuun ka qaaday daawashada filim horor ah oo Dacwad ka gudbinaya iskuulkeeda.
MUQDISHO (HN) – Gabar yar oo dugsi dhigata ayaa xanuun dhinaca maskaxda ah oo ay ka qaadday daawashada filim cabcabsi ah oo looga shiday – iyada oo ardaydeeda fasalkeeda – gudaha iskuulkooda ayaa hadda waalidkii dhalay waxay dacwad ka geynayaan maamulka iskuulka si ay magdhow iyo wixii la halmaala ugu helaan inantooda. Lama shaacinin nuuca filimka cabsida leh oo ay ...
Read More »Nin – beddelka xaaskiisa oo musharaxa ah – sawirkiisa ku dhejinaya waddooyinka!
MUQDISHO (HN) – Nin Ciraaqi ah ayaa ka yaabsaday warbaahinta dunida kaddib markii – beddelkii sawirka afadiisa oo u tartamaysay kursi deegaan doorasho – uu isagu isku dhejisay boorarka doorashooyinka; halka ay iyaduna noqotay musharrax aan la arki karin! Shayma Sami waxay u tartamaysa kursiga golaha shacabka ee Xisbiga Taqadum, laakiin marka aad aragto boorarka saaran dhinacyada jidadka, waxaad u ...
Read More »Ninka iska diiday in laga iibsado gurigiisa oo korkiisa laga duldhisayo dhabbe tareen!
MUQDISHO (HN) – Nin u dhashay Shiinaha ayaa lagu tilmaamay hunguri-weyne dhuuni ah kaddib markii uu is hortaagay mashruuc lagu dhisi lahaa dhabbe tareen oo ku kacaya 38billion yuan – sababtuna waa inuu iska diiday in laga iibiyo guri uu lahaa oo iska caadi ah. Waayo wuxuu dalbaday lacag ka badan hal milyan oo yuan oo aad uga tiro badan ...
Read More »“Kelmadda Tawxiidka kaddib Noloshu way ii sii macaanaysaa mar kasta.” – Brittany Renner.
MUQDISHO (HN) – Brittany Renner, oo caan ka ah baraha bulshada ayaa markii ugu horreysay si furan uga warbixisay waxa ay ka dhigan tahay in qof Muslim ah uu Ilaahay kaa dhigo – iyo sababtii ka dambeysay inay Islaamka qaadato. Haweeneydan 33 jirada ah, waxaa barteeda Instagram-ka oo kaliya ku xiran 4 milyan oo qof, waxayna waraysi dheer oo ay ...
Read More »Halyayga Araga la’ ee Xifdisan Qur’aanka kariimka oo dhan!
MUQDISHO (HN) – Inamul Ali, oo kasoo jeeda xaafadda Tulamati village, gobalka Assam ayaa noqday xaafidul-Qur’an isaga oo weliba kamid ah dadka aan helin nimcada araga. Wuxuu Quraanka ku xifdiyay kaliya qaab-dhageysi ah. Wuxuu macalimiintiisa iyo saaxiibada ardaydiisa ah ka dhageysan jiray aqrintooda aayadaha Qur’anka – marka ay gaarkooda u aqrisanayaan iyo kolka ay isaga u meerinayaan intaba – wuxuuna awooday ...
Read More »La kulan: Halyaygii iska diiday $200,000 in lagu laaluusho.
MUQDISHO (HN) – Sarkaal ciidan oo Nigeria u dhashay – kaas oo daacadnimadiisa xeesha dheer awgeed – dunida ku yeeshay magac fiican ayaa lasoo werinayaa inuu ugu dambeyntii ku qancay diinta Islaamka. Kaaliyaha Taliyaha ciidanka booliska Nigeria, Daniel Amah, ayaa ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka gudaha xaflad lagu qabtay Qasriga Emir Muhammadu Sanusi ee magaalada Kanu, dalka Nigeria. Amah ...
Read More »17 Qofood oo mar qura ‘Shahaadada’ loogu qabtay Dalka Kuuriya.
MUQDISHO (HN) – Ramadaantii lasoo dhaafay waxay xusuus lama ilaawaan ah u ahayd Masjidka Seol ee dalka Koofur Kuuriya. Waayo maalintii koowaad ee bisha Soonqaad, 17 qofood ayaa Shahaadada loogu qabtay – iyaga oo kamid noqday bulshada Muslimiinta ah. Munaasabadda ayaa lagu qabtay gudaha Masjidka Seoul Central halkaas oo la arkayay dad haween iyo rag iskugu jira oo aqrinaya aayado ...
Read More »Sida Imam Dhalinyar uu 90 Qofood uga caawiyay inay qaataan Islaamka!
MUQDISHO (HN) – Afartii sannadood ee lasoo dhaafay, Emre Şahin, oo 33 jir Imam ah, wuxuu goobjoog u ahaa 90 qofood oo qaadanaya diinta Islaamka gudaha magaalada Berlin ee dalka Jarmalka. Sahin wuxuu shubaal ugu hadli karaa afafka Turkiga, Jarmalka iyo Carabiga, wuxuu ku bixiyaa kuna jeediyaa afafkaas khudbooyinka uu ka jeediyo masjidkiisa – isaga oo siinaya aqoon-kororsi diimeed oo ku ...
Read More »Ballaarintii ‘abid ugu weyneed’ oo lagu sameynayo Masjidka Xaramka.
MUQDISHO (HN) – Baahida sida xowliga ah isu soo taraysa ee loo qabo ballaarinta dhulka uu ku fadhiyo Masjidka Xaramka ee Makka awgeed, dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday inay ballaarintii ugu weyneed abid ku sameyn doonto bedka uu ku fadhiyo dhulka kacbada iyo hareeraheeda. Waxaana taasi la micno tahay in 900,000 oo dad ah oo hor leh iyo ka badan ...
Read More »
HimiloNetwork Han & Horseed