crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> July | 2018 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: July 2018

Guur-wadareedkii ugu weynaa Qaaradda Yurub oo lagu qabtay Bosnia.

Sarajevo (Himilonetwork) – Lamaanayaal lixdan gaaraya ayaa xaflad si wadajir ah loogu dhigay arooskooda gudaha dalka Bosnia Herzegovina oo ah guur-wadareedkii ugu weynaa ee laga dhigo qaaradda Yurub. Xafladda waxaa soo agaasimay hoggaanka Muslimiinta Bosnia si dhalinyarada loogu dhiirri-geliyo nolosha mas’uulnimo ee qoysaska, sida ay soo xigatay BBC-da. Dalka Balkan-ka wuxuu leeyahay  mid kamid ah dhalinyarada ugu shaqo la’aanta badan ...

Read More »

Dembele oo Masaajidka ka dhisaya dalka Mauritania.

Muqdisho (Himilonetwork) – Laacibka kooxda Barcelona oo dhawaan xulkiisa Fransiiska kula guuleystay ciyaaraha koobka adduunka, Ousmane Dembélé, ayaa qorsheynaya inuu masjid ka dhiso dalka ay asal ahaan hooyadiis kasoo jeedo ee Mauritania. Marka loo eego ‘Koora’ website, Dembele ayaa qorsheynaya inuu masjid ka dhiso degmada uu kasoo jeedo ee koofurta Mauritania. Hooyadiis waa Senegalese Mauritanian ah; aabihiisna wuxuu kasoo jeedaa dalka Mali. Xulka ...

Read More »

Ban-dhigga caalamiga ah ee Buugaagta oo maanta Hargeysa ka furmaya

Hargeysa (Himilonetwork) – Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka furmay bandhigga caalamiga ah ee buugaagta oo sanad waliba lagu qabto halkaasi. Qabanqaabiyayaasha bandhiga ayaa waxay sheegeen in sanadkan la soo bandhigi doono 120 buug oo cusub iyo buugaag horey loo qoray. Bandhigga ayaa waxa uu soconayaa muddo toddobo maalmood ah waxaana buugaagtooda kusoo bandhiggaya, hadalana ka jeedinaya qorayaal caan ah oo Soomaaliyeed ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!