Istanbul (Himilonews) – Nin kamid ah dadka degmada Siverek ee dhacda koofur-bari dalka Turkiga ayaa weeraray taallada Ataturk – isaga oo yiri; ‘Sanam caabudku boos kuma lahan Islaamka,’ sida ay soo warisay Dogan News Agency. Ninka oo lagu sheegay Mehmet Malbora ayaa ku dulbooday taallada Ataturk ee ku taalla fagaaraha Siverek’s Cumhuriyet Square isaga oo burus la dhacaya. “Kuma jirto sanam ...
Read More »Monthly Archives: August 2017
Dhaqtar sida dib-jirta u labista si uu bilaash ugu dabiibo darbi-jiifta ku nool Maraykanka!
Washington (Himilonews) – In ka badan 20 sano, Dr. Jim Withers wuxuu ku socdaalayaa jidadka Pittsburgh ee Pennsylvania – isaga oo kusii jeeda meelaha dib-jirtu gabaadsato, siiyana baxnaano, daweyn iyo daryeel caafimaad. Wuxuu samafalkiisa ugu yeeraa ‘dawada jidka’. Markuu ugu horreyn bilaabay, wuxuu isku ekeysiiyay sida dib-jirta uu rabo inuu gargaaro. Xirashada dhar-duug ah iyo dhaashi-xumida, wuxuu ku raja-weynaa inuu ku ...
Read More »Ma dhabbaa in Muuska laga qaado caafimaad-darro?!
Muqdisho (Himilonews) – Muuska ‘Banana’ waa mid ka mid ah dalaga ugu muhiimsan qudaarta, waxa uu kaalin lixaad leh kaga jiraa dhaqaalaha dhowr dal oo kamid ah dunida, tiiyoo ugu wacan tahay qiimaha sare ee uu kaga jiro cunnada, xawliga isticmaalkiisa iyo dhadhanka uu ku laran yahay macaanka uuna kaga gedisan yahay qudaarta kale. Waa dhame sanadka xilliyadiisa kala duwan ...
Read More »Laacib Muslim ah oo kooxdiisa kaga tagaya astaanteeda Macatabka
Muqdisho (Himilonews) – Ku biirista kooxda Macedonian-ka laba toddobaad kahor, laacibka Muslimka u dhashay dalka Albania, Florent Osmani ayaa go’aansaday inuu isaga tago Skopje – isaga oo yiri lama istaagi karo astaanta macatabka. “Astaanta kooxda ayaa leh macatab oo aan mar walba isku dayay inaad qariyo, waxaana taasi u sameynayay sababo caqiido,” ayuu Osmani u sheegay World Bulletin. “Sidaas la ...
Read More »Mushkiladda heysata Qoysaskeenna Yurub ku nool.
Muqdisho (Himilonews) – Dhaqankeennu wuxuu hadiyo jeer ahaa mid ku ilaashan isku xirnaanta iyo ka tilmaansiga hiddaha xeesha dheer ee awoowayaasheen. Dhaqanku wuxuu lahaa xeer iyo shuruuc degsan oo lagu wada arooro iyo hidde, dhaxal ahaan, lagaga daydayo jiilalkeennii hore. Marna ma dhicin qarniyadii hore, siiba xilligii isticmaarka, in Soomaalida lagu sandulleeyo ama laga dhaadhiciyo ku milanka dhaqamada iyo caadooyinka ...
Read More »