crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Eeyga sida Dadka ugu socda ‘laba lugood’. | HimiloNetwork

Daawo – Eeyga sida Dadka ugu socda ‘laba lugood’.

MUQDISHO (HN) — Bani-aadanka oo qura ayaa Eebbe ku galladay awoodda qumaati socodka. Wuxuuna Ilaahay siiyay abuur ka duwan noolaha intiisa kale – marka laga yimaado garashada iyo mas’uuliyadda – kaas oo ah inay iyaga oo qura awoodi karaan inay ku socdaan labo lugood.

Laakiin uma baahnid inaad bani-aadam noqotid si aad sidooda oo kale ugu socotid. Taasi waa farriin kaaga imaanaysa Dexter oo ah ey shil gaari oo uu galay ku waayay lugtiisa kadibna laga jaray kaas oo taniyo markaas sida ina aadan adeegsada labo lugood marka uu soconayo.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!