crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – 70 jirkii 13 ilbiriqsi ku orday 100 mitir. | HimiloNetwork

Daawo – 70 jirkii 13 ilbiriqsi ku orday 100 mitir.

MUQDISHO (HN) — Tartanka Orodadu malahan da’ u gaar ah. Haddii aad caafimaad qabtid oo jir ahaanna aad u diyaarsan tahay inaad orodo, waad ka qeybgali kartaa. Waana sheekada 70 jirka soo aadan oo 100 mitir ku orday muddo ka yar 15 ilbiriqsi midda tusaale nool kuu ah.

Halkan hoose haddaba ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!