crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Himilo | HimiloNetwork | Page 130

Author Archives: Himilo

Afurka loogu yeeray Not Trump’s Iftar oo lagu hor qabanayo Aqalka Cad.

Washington (Himilonetwork) – Ururka ugu weyn hoggaanka Muslimiinta Maraykanka ayaa isaga oo kaashanaya ururrada xuquuqaadka rayidka wuxuu qaban doonaa afur lagu magacaabay NOT Trump’s Iftar oo lagu dhaliilayo falalka naceybka ah oo madaxweynaha Maraykanka ku hayo Muslimiinta USA. “Ururka wuxuu indhihiisa ku arkay falal xaqiraad iyo naceyb ah oo looga soo horjeedo Muslimiinta iyo xuquuqda dadka kale ee tira-yarta ah ee ...

Read More »

Pope Fransis – “La islama simi karo Islaamka iyo argagaxisada.”

Nairobi (Himilonetwork) – Isaga oo waraysi siinayay wargeys kasoo baxa dalka Talyaaniga, Pope Fransis wuxuu si adag u diiday wararka Islaamka la xiriirinaya argagaxisada – wuxuuna ku tilmaamay mid bug ah iyo dhoodhoob marin habaabin ah. ‘ “Dad badan waxaa laga yaabaa inay iska hadaaqaan ereyadaas laakiin marnaba xiriir lama lahan diinta Islaamka argagaxisada,” ayuu ku yiri waraysigiisa. “Taas cagsigeeda, ...

Read More »

Sidee ugu habboon oo Qof sooman u samayn karaa Jirdhis iyo Jimicsi?!

Muqdisho (Himilonetwork) – Jimicsiga iyo inaad ilaalisid qaab noololeedka caafimaadka ayaa laga yaaba inay noqoto dhibaato. Balse ka waran hadaad sameysid taasi adoo waxbo cunaynin wakhtiya badan maalintii?! Bisha Islaamka ee Ramadan ayaa billaabanaysa isbuucan, iyadoo Muslimiinta ku nool dunida ay ka soomi doonan cunada iyo cabitaanka inta u dhexeysa xilliga ay qoraxda soo baxaysa ilaa xilliga ay ka dhacayso. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!