crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta. | HimiloNetwork

Taariikhda Islaamka iyo Mustaqbalka Muslimiinta.

Muqdisho (Himilonetwork) – Islaamku maanta wuxuu noqday diinta ugu weyn adduunka, marka la eego xaqiiqooyinka dhabta ah – lagana soo tago sheegashada Galbeedka ay ku tilmaameen inaan wali ka hooseyno Kiristianitiga.
Si kastaba, umad leh taariikh fac weyn iyo raadad sooyaaleed ay ku hirato ayaa dunida maanta dib u hoggaamin karta. Waana Muslimiinta kuwa kaalintaas buuxin kara.
Haddaba Sh Abdurahman Bashiir ayaa muxaadaran soo aadan noogu sheegaya tagtadii hore ee Muslimiinta iyo ifafaalaha qurxoon oo usoo socda.
Halkan ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!