crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Daawo – Nin 8 sanno Geed ku dul noolaa. | HimiloNetwork

Daawo – Nin 8 sanno Geed ku dul noolaa.

MUQDISHO (HN) –– Noloshu uma sahlna qof walba. Mana jirto doorasho qof walba uu u heli karo sida iyo goobta uu ku noolaanayo. Waana sheekada Farman Ali – kaas oo 8 sannadood ku noolaa geed dushiisa – midka iftiiminaya.

Halkan hoose ka daawo.

error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!