Yearly Archives: 2015

3-December: Maalinta Naafada Adduunka iyo Soomaalida

Muqdisho (Himilonews) - QM ayaa maanta oo kale u aqoonsatay MAALINTA DADKA NAAFADA ah ee dunida ku nool 3- December sanad kasta. Munaasabadda ayaa inta...

Shan cunno ku yareey cayilka calooshaada

Muqdisho - Waxaa jira dhibaatooyin ay badi ka cawdaan da'da culus jir ahaan. Dunida inta gaajada ka cabata ayaa ka badan inta culeyska iyo...

Wiil saaxiibtiisa oo xaamila aheyd uur-dooxay

Muqdisho - Kaaliye waxbarasho ayaa toorrey ku dooxay caloosha saaxiibtiisa oo aheyd xaamilo si uu u dilo canuga uurkeeda ku jira taas oo ay...

Aqalka Cad oo diiday in la xiro xabsiga Guantanamo Bay

Muqdisho - Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa iska diiday qorshaha qarashka badan ku kacaya ee xirista Gaal-shiraha Guantanamo Bay ee ku yaalla dalka Cuba...

Abaaro ku dhuftay Somaliland

Muqdisho - Gobollada waaweyn ee Somaliland, oo ah Jamhuuriyad is-magacawday taas oo ka go'day Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1992-kii balse aan wali helin aqoonsi...

Muslimiinta Poland oo ka ban-baxay Islaam-naceybka lagu hayo

Warsaw, Poland (Himilonews) - Boqolaal dibad-baxyaal ah ayaa isugu soo baxay magaalada Pozman ee dalka Poland kaas oo looga soo horjeedo argagaxiseynta iyo Islaam-naceybnimada...

Dhaqaalaha Japan oo u baahan dhalista caruur badan

Muqdisho (Himilonews) - Jabaan ayaa qorsheyneysa tallaabo ay kor ugu qaadeyso tirada heerka dhalasho--iyada taas ku xoojinaysa inay bilowdo daryeel bilaash ah oo ilmo-dhalista...

Farriimaha JACEYLKA

Muqdisho - Aniga oo kuu baahan meel cidlo ah ha iiga tegin. Aniga adiga ayaan kuusoo dhamaaday. Waxaan ogaaday meesha farxaddeyda ah. Haddii aan...

Haween ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo tukanaya

Muqdisho - Laba haween oo ku hor kaadshay qoys Muslimiin ah oo salaad tukanayey --xilli ay cabsanaayeen ayaa laga sii daayay maxkamadda. Natalie Richardson, oo...

Cunug labo madax ku dhalatay!

Muqdisho - Dhallaan laba madax leh ayaa lagu dhalay gudaha isbitaal ku yaalla dalka Bangaladesh. Kumaakun oo qof ayaa kusoo xoomay xarunta isbitaalka oo ku...

Most Read