Muqdisho – Koox u dooda xuquuqda Muslimiinta ayaa weydiinaysa Waaxda Garsoorka ee Maraykanka inay baaritaan ku sameyso dhaawac loo geystay taksiile reer Pittsburgh.
Darawalka ayaa...
Muqdisho (Himilonews) – Shiinaha ayaa ku tala-jira ku baahinta cududdiisa militaarnimo qaaradda Afrika, gaar ahaan Geeska Afrika – halkaas oo Djibouti ay u tahay...
Muqdisho - Muslimad Maraykan ah ayaa lagu hakad-celiyay gudaha gegi ku taalla UK kadib socdaal ay kaga soo duushay Maraykanka sababo la xiriira caqiidadeeda,...
Muqdisho - Magaalada Nairobi waa caasimadda dalka Kenya. Waxaa ku nool dad ku dhow laba malyuun oo isugu jira Kenyaati iyo shisheeye.
Soomaali badan ayaa...
Minnesota, USA (Himilonews) Â - Idaacaddii ugu horreysay ee ku hadasha af-Soomaali ayaa laga sii daayay magaalooyinka mataanaha--taas oo Soomaalida ka caawin doonta inay caruurtooda...
Adis Ababa - Ururka ugu weyn QM ee Africa oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UNECA ayaa Jimcihii sare uga taagay calanka dalka Falastnin magaalada Adis...
Moscow, Ruushka (HIMILONEWS) - Nin aan la heyb tilmaamin ayaa guursaday sabaayad "Pizza" kadib jeer uu ku daalay noqoshada kali ahaaneed.
Xafladda arooska ayaa ka...