Yearly Archives: 2015

21-November Maalin Jahli laga madax-banaanaaday!

Muqdisho (Himilonews) - Caalamiyan  Maalinta Macalimiinta Aduunka ee “ World Teachers’ Day” ayaa waxaa  markii ugu horreysay la xusay 5th  bishii October ee sanadkii...

Madaxweynaha Bolivia oo Israel ku tilmaamay dal argagaxiso

Muqdisho — Madaxweynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa’iil ay tahay dalka argagaxiso ah oo dhibaato kawada marinka Gaza...

Ninka ugu cidiyaha dheer dunida!

New Delhi, Hindiya (Himilonews) - Ninka aan cidiyihiisa jarin taniyo 1952 ayaa loo aqoonsaday ninka ugu cidiyaha dheer caalamka. Shridhar Chillal ayaa rasmi ahaan u...

Daawo sawirada: Arday Soomaaliyeed oo ka qalin-jabisay Uganda

Kampala, Uganda (Himilonews) – Tira arday Soomaaliyeed ah ayaa shalay ka qalin-jabisay jaamacadda Cavendish ee dalka Ugandha—kuwaas oo isugu jira kulliyadaha kala duwan ee...

Nin isku dhex-daldalay guriga Sodohdiisa!

Nairobi, Kenya - Nin 28-jir ah ayaa shalay isku daldalay deegaanka Siaya ee Kenya kadib muran ka dhashay xeer-hoosaadka qoyska. Moses Otieno ayaa meydkiisa lagu...

Haween kufsi ka cabanaya oo qaawanaan ku ban-baxay

Brazil, Brazil - Boqollaal haween is-qaawiyay oo kasoo horjeeda kufsiga iyo fad-qalalada ka dhanka dumarka ayaa socod ku maray waddooyinka Rio de Janeiro ee dalka Brazil. Haweenkan...

Sahankii xaqiiqo-raadiska Xildhibaanada u rumoobay

Muqdisho - Guddi xaqiiqa raadis ah oo ka tirsan Golaha Shacbiga Qaranka oo ay dowladdu u dirtay xadka dalku la wadaago Kenya ayaa indhahooda...

Mahiigaanka iyo Bulshada Muqdisho

Muqdisho - Waxaa soo sawiray sawir-qaade Ibraahim Cumar Bishaar oo Himilonews.com u qaabilsan muuqaallada.         Halkan waa waddo kamid ah waddooyin xaafadeedka waaweyn ee magaalada...

Faa’iidooyinka laga helo cunista Canbaha

Muqdisho - Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo waxay la dagaalamaan Kansarka; dhimaan culeyska: dheellitraan Kaadi-macaanka. Waxay fududeeyaan howsha dheef-shiidka:...

Xuska Toddobaadka Macalinka iyo doorka Bulshada

Muqdisho (Himilonews)  - Bilowga Toddobaadka soo socda oo ku beegan 21th November oo ah maalinta Macalinka Soomaaliyeed, waa maalin la xuso wax-qabadka macalinku ugu...

Most Read