Yearly Archives: 2015

Kulanka Taariikhiga ah ee Erdogan iyo Boqor Salmaan

Istanbul, Turkey (Himilonews) - Intii lagu guda-jiray shirka G20 Summit, kulan gaar ah oo waqti fiican qaatay ayaa waxaa isku dhinac arkay madax-weynaha Turkiga...

IS oo u goodisay Washington

Muqdisho - Khilaafada Islaamka ayaa daboolka kaga rogtay muuqaal ay soo saartay maanta in dalalka hor-boodaya duqeynta Siiriya ay u bartilmaameedsan doonaan sida Paris--iyaga...

Biya-dageenka Xareed: gargaar gurmad u baahday!

Xareed, Howl-wadaag, Muqdisho – Waxa daadka u eg ee halkan kasoo muuqda, dhiiqada iyo uskagga hor-yaalla kobtan ah haro kamid ah harooyin wasaqeedka loosoo...

Suuqa Saddex-xagalka iyo Sallada Qudaarta

Muqdisho (Himilonews) – Aragtida ganacsiga Suuqyada waaweyn ee maanta ugu caansan magaalada Muqdisho sida Bakaaraha iyo Suuq-Bacaad—markaad muggooda iyo muuqaalkooda ku dheygagto—ha qaayibin inay...

Shan walxood oo Swizerland ku caan tahay

Muqdisho - Qulqulka webiyada, harooyinka iyo abid-cagaaranta dabiiciga ah--halkani waa Swizarland: dalka ugu quruxda badan Yurub. Waa dal ay ku midoobeen umad kala afaf...

Faa’iidooyinka ku jira Mooska

Muqdisho (Himilonews) - Halkan waxaynu idin kugu soo ban-dhigaynaa tira dhowr faa'iido ah kuwaas oo ku jira Mooska caafimaad ahaan. Tanina waxaan kusoo ban-dhigaynaa...

Daawo sawirro naxariis kugu abuuraya!!

Muqdisho - Naxariistu waa qeyb kamid ah insaanimada. Haddii naxariis la waayo, majirteen rajo ay dadku naawilaan. Naxariistu waa bogsimaadka marxalad kasta oo adag...

Safaaradda Hindiya oo xafiiskeeda furaneysa

Muqdisho - Madax-weynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga rasmiga ah ee danjiranimada kaga guddoomay xarunta Madaxtooyada dalka danjiraha cusub ee Hindiya u...

Qaxootiga Yemen oo kusoo qulqulaya Jabuuti

Djibouti - Iyada oo wali dagaallo ay ka socdaan gudaha dalka Yemen, in-ku-dhow 120,000 oo qaxooti ah ayaa kasoo cararay dalkaas. Tira ku dhow...

Golaha Shacbiga oo dalbaday in dalka laga saaro KDF

Muqdisho - Golaha Shacbiga Soomaaliyeed ayaa ka doodaya suura-galnimada ah in ciidamada shisheeye ee Kenya--kuwaas oo qeyb ka ah howl-galka loogu yeero Nabad Ilaalinta...

Most Read