Yearly Archives: 2015

Fariimaha jaceylka

Muqdisho - Wax waliba adiga ayaa iiga sharaf badan . wey iidhiman tahay adiga oo kale. Meel waliba waad kaqurux badan tahay. Qof walba wuxuu...

Dhaqtar kufsaday gabar 15-jir bukaan ah!

Nairobi - Bileyska Siaya County ayaa raadinaya dhaqtar lagu soo eedeeyey inuu kufsaday gabar 15-jir bukaan ah xilli uu baaritaan ku sameynayay xaaladeeda caafimaad.  Dhaqtarka...

Khilaafada Islaamka oo sheegatay weerarkii Paris

Muqdisho - Khilaafada Islaamka ayaa dhabarka u ridatay mas'uuliyadda weerarkii Paris kaas oo ka tagay dhimashada in-ka-badan 120 qof sida lagu sheegay warbixin toos...

Meesha ugu xun ee Hooyo lagu noqdo!!

Muqdisho - Tirinta dadka ku dhinta Afrikada saxaraha ka hooseysa, ma ahan la yaab in meesha ugu halista daran ee dunida halkaas oo lagu...

Markuu Muslimku jecel-yahay Alle iyo umaddiisa

Muqdisho (Himilonews) - Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab RC, uu Xukunka Islaamka haayey, ayaa Saddex Qof waxey hor keeneen Cumar binu Khadaab Nin Dhalinyaro ah,...

OIC oo TV Islaami ah howl-galinaysa

Jeddah, Sucuudiga (Himilonews) - Ururka Midnimada Islaamka ee OIC ayaa horay u qaadaya tallaabo lagu howl-galinayo fogaan arag Islaami ah kaas oo ku bixin...

Ahmad Alshugairi; Nin Ummad u dhigma

Jeddah, Saudi Arabia (Himilonews) - Ahmad Mazin Alshugairi wuxuu  19-kii June 1973-dii ku dhashay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Waa geyfane Sucuudi ah iyo hal-tebiye saxaafadeed....

Fariimaha Jaceylka

Xeebta Lammaanaha, Muqdisho - Waxaa tahay gogol-dhigga iyo gunaanadka maskaxdayda goor iyo ayaan kasta. Waxaan dareemaa bukto marka aan ku fikiro inaan kaa sooco...

Australia: Markuu geel-jiraheennu macalin noqdo

Muqdisho (Himilonews) - Soomaalida ku nool Australia ayaa bilaabay inay door ku yeeshaan dhaqashada geela ku nool dalka kaligii u taagan qaaradda Shanaad ee...

Markuu Wajigu kaa qarsoomo!!

Muqdisho (Himilonews) - Gabar dhalinyaro ah ayaa waji la'aan ku nooleyd taniyo dhalashadeeda iyada oo ay dhaqaatiirtu u sheegeen in qalliin lagu sameeyo uu...

Most Read