Yearly Archives: 2015

Haweeney Filastiiniyad ah oo geesimo ku shahiiday

Muqdisho - Ilaalada ayaa rasaas kor ugu riday si ay uga joogsato kob-baaritaan oo u dhow magaalada Qalqilya. Waxaana ugu danbeyntii toogtay ciidamada amaanka,...

Ugaarsiga Facebook-ga

Nairobi, Kenya - Bilooyin kahor, gabar 16-jir ah ayaa kasoo tagtay Nakuru iyada oo soo aadeysa Limuru si ay ula kulanto nin ay muddaba...

Boqor Keymaha oo Halis ku sugan

Kenya - Liic culus ayaa ku socda tirada Libaaxa ee ku nool Afrika gaar ahaan bariga Afrika. Ku sinnaan 1940-kii, tiro ku dhow 450,000...

Daadad saameeyey Soomaali badan

Muqdisho - Ku dhawaad 90,000 oo Soomaali ah ayaa waxaa saameeyey daadad ka dhacay gobollada qaar ee dalka. Tira taas kamid ah oo ku...

Ma dhamaado Caashaqu!!

Xeebta Jaceylka, Soomaaliya – Maalin ayaa waxaa is jeclaaday wiil iyo gabar dhalin yaro ah. Wiilku wuxuu kasoo jeeday qoys sabool ah. Marka gabadha...

Waji walba wuxuu tebiyaa sheekadiisa

-Waji walba wuxuu tebiyaa sheeko- Muqdisho – Jacqueline Saburido waxay qaadaneysay fasax jaamacadeed markii ay timid Maraykanka si ay u barato Ingiriiska. Waxay ku sugneyd...

Nadaafad-darrida Xareed

Hawl-wadaag, Muqdisho – Nimcada roobku waa mid kamid ah sareedooyinka Ilaahay ugu deeqo makhluuqaadkiisa. Hayeeshe, marka nimcada roobku ay isku badasho nabar lagu rafaado,...

Gaalkacyo; guri gobannimo

Gaalkacyo, Mudug (Himilonews) – Sheekooyin dhowr ah ayaan ka heystay gobolka Mudug oo aan waligay dhaayaha kusoo arkin. Dharaaro kahor intaan u kicitimin Gaalkacyo,...

Siduu Islaamku ugu faafay Hindiya?!

Muqdisho (Himilonews) – Maanta, dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Aasiya ee Hindiya, Pakistan iyo Bangladesh, waxaa ku nool wax ka badan 500 oo malyuun...

Mandheera: gabar umushay xilli ay ku jirtay imtixaan

Mandheera - Gabar ardayad ah oo u fadhisay imtixaanka dugsiga sare ee KCSE ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii ay fooshu qabatay kahor intaan lasii...

Most Read