Yearly Archives: 2015

UNHCR: Ma fududa dib-u-celinta qaxootiga

Shibis, Muqdusho - In ku dhow 5,000 oo qaxooti ah ayaa kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab halka 4500 oo kale oo xerada wali...

Waanada Jaceylka

-Waanada Jaceylka- --Haddii aad maalin dhaawacdo laabta qof ku jecel, adna laabtaada waa la dhaawici doonaa. Kolkaas ayaad ogaan doontaa laxawga uu leeyahay qalbi dhaawacan. --Markaad...

Waanada Jaceylka

--Waxa ugu weyn ee aad waligaa baran doonto waa inaad wax jeclaato adigana lagu jeclaado. --Jaceylka la iska indha-tiro ayaa ah midka sida dhabta ah...

Markuu Maseyrku Miidaamo isku rogo

Deyniile, Muqdisho (Himilonews) - Xaafadda Gubta ee laanta labaad ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan kadib markii isbitaalka...

Sheeko sahameed: Faa’iidada xasilka iyo wax dhowrista

Muqdisho - Nin Beeraleey ah ayaa Maalin waxaa ka Luntay Saacadiisa oo Qiimo badan ugu Fadhiday, In muddo ah ayuu Saacadii Raadiyay, wuuna waayay. Intaas ka...

Hindiya: Markuu gabowga 60-Jirka uu gabar 6-Jir ah guursado

New Delhi (Himilonews) - Dhulkii la oran jiray bar-qaareedka Hindiya oo ka koobnaan jiray dalalka Hindiya, Pakistan, Bangaladesh iyo Nepal, waxaa laga soo tebiyaa...

Joojinta faafista Islaamka iyo fal-celinta Muslimiinta Yurub

Muqdisho (Himilonews) - Iyada oo toddobaadkan dunida laga dareemay cadaadis lagu hayo dunida Muslimka ah gaar ahaan Muslimiinta reer Galbeedka--halkaas oo ol'ole ballaaran oo...

Markuu dhibanuhu dhulkiisa doorto!

F.G. Muuqaalka kuu muuqda kama dhigan qolka iyo qofka laga hadlayo toona. Laba-dhagax, Wardhiigleey, Muqdisho – 10-sano kahor, Maxamed wuxuu lahaa caafimaadka uu qof kasta...

Xaqiiqaha dahsoon: Dalalka ugu nabadda xun dunida

Waxa laga yaabaa hadii la inna waydiiyo waa ayo dalka aduunka ugu nabada xun ? In qaar badan ay ku jawaabaan soomalia ayaa ugu...

Sooyaalka Wardhiigleey iyo doorkii Shirbaa Shariif Cawaale Golcadde

Wardhiigleey, Muqdisho (Himilonews) - Meel dheer ayaan ka arkay isagoo salaadda Casir masjidka kusoo dukaday ka hor intaan madal kula ballamin. Wuxuu u muuqday...

Most Read