Yearly Archives: 2015

Sucuudiga oo casuumaya ardaygii Muslimka ahaa

Jeddah - U rumeynta mid kamid ah riyooyinka uu ku hamin jiray wiilka 14-jirka ee reer Suudaan kaas oo Aqalka Cad lagu casuumay kadib...

Bajaajley: RIBIX iyo RAGAAD isku raran

Wadajir, Mogadishu - Kahor inta aan magaalada lasoo galin Bajaajta, Maxamed Shire wuxuu shaqooyin ku meel-gaar ah oo aan joogto ahayn ku maareyn jiray...

Farriimaha Jaceylka

--Dhib malahan halka aan aadayo. Aalaaba waan ogsoonahay hoyaadkayga ugu danbeeya inaad tahay. Yoolka aan hiigsanayo waa adiga. Waan ku jeclahay. --Jaceylkaygu waa kan ku...

Kalluumaysiga sharci-darrada iyo rogaal-celiska Burcad-badeedda

Durduri, Soomaaliya – Boqol sano kahor, halkani waxay ahayd dakad mashquul badan taas oo ay adeegsadaan bulshada kalluumaysiga u geyfan ee ku nool dhererka...

10-sano jir Qur’aanka xifdiyay gudaha dalka Bosnia-Herzegovina

Sarajevo (Himilonews) – Wiil toban sano jir ah ayaa noqday qofkii ugu yaraa  dalka Bosnia-Herzegovina kaas oo laabta ka xifdiya Qur’aanka kariimka ah—isaga oo...

MAQAAL: Rabba igu jecel runtee, rugbay ahayd Carwadu!

Muqdisho - Rabba igu jecel runtee, rugbay ahayd Carwadu. Waxa aan ku bilaabahayaa bisinka Eebbe; shaydaan ha baygagee. Waxa mahad idaylkeed ay u sugnaatay...

Markuu Jaceylku ka awood badiyo Lacagta!

Muqdisho (Himilonews) - Wiil sabool ah ayaa wuxuu jeclaa gabar uu dhalay nin tanaad ah. Maalin maalmaha kamid ah ayuu wiilkii u ban-dhigtay gabadha...

Farriimaha Jaceylka

Waan ku jeclahay. Ogsoonow waligaa! Waxaan doonayaa in qof walba oo jira uu adiga ku noqdo. Waxaa tahay xulashadayda. Qof aan huri karin goor walba. Ma...

Ardayda Kenya oo dib ugu laabanaya dugsiyada

Muqdisho - Malaayiin arday Kiinyaati ah ayaa dib-ugu laabanaya dugsiyada kadib markii Ururka Barayaasha Kenya ay hakad geliyeen ban-baxii shanta toddobaad oo ay kaga...

Haweenka Malaysia oo doorbidaya Xijaabka casriga ah

Kuala Lumpur (Himilonews) - Tiiyoo ay wali isasoo tarayso baahida haweenka Muslimiinta Malaysia ee ku aadan xirashada Xijaabka, doonista hab-labiseedka casriga ah ee Xijaabka...

Most Read