Farriimaha Jaceylka

Waan ku jeclahay. Ogsoonow waligaa!
Waxaan doonayaa in qof walba oo jira uu adiga ku noqdo. Waxaa tahay xulashadayda. Qof aan huri karin goor walba.
Ma ogtahay gacaliye/so, jaceylka dhabta ah malahan goob iyo goor. Si shil ah ayuu ku dhacaa; gudaha garaaca wadnaha.
Dan kama lihi siday u adag tahay in wadajir la noqdo. Waayo majiro wax ka adag in lakala goonni noqdo.
Waxaad ku dhaadhacday gibilkayga hoostiisa, adiga oo dhex-muquuray dhiigayga; beerkaygana dulucsaday.
Isha: Himilonews.com/Dhanbaal.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!