crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Farriimaha Jaceylka | HimiloNetwork

Farriimaha Jaceylka

–Dhib malahan halka aan aadayo. Aalaaba waan ogsoonahay hoyaadkayga ugu danbeeya inaad tahay. Yoolka aan hiigsanayo waa adiga. Waan ku jeclahay.
–Jaceylkaygu waa kan ku ogeysiiya goobaha dahsoon ee qofkan ku jecel laabtiisa.  Adiga ayaan ku jeclahay. Umana dafirayo naftayda raynraynta fudud ee dhihidda waxa dhabta ah. Adiga ayaan kaliya ku jeclahay. Waxaana ogahay in jaceylku uu yahay hillaac jeegaantiisu tahay wax aan laga fursan karin.
–Si xun ayaad ii nacab wareentay. Waxaan waligay kaa naawili jiray waa un kaliya inaad i jeclaato. Inaad isiiso isku day aan goor walba kugu hantiyo.
–Way igu adag tahay inaan maskaxdayda u sheego inay joojiso jaceylka ay kuu qabto jeer laabtaydu ay wali kusii jeclaanayo had iyo goor.
Waano Jaceyl-
–Ha jeclaan qof aad noolaan karin. Jeclow qof aad la’aantiis noolaan karin.
–Jeclow dadka. Adeegso walxaha. Ha jeclaan walxaha. Hana adeegsan dadka.
–Jaceylka la iska indha-tiro ayaa ah midka sida dhabta ah u xoogaysta.
Isha: Himilonews.com.
Zakariya Hassan “Hiraal.”
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!