Yearly Archives: 2015

Angela Merkel: Jarmalku wuxuu noqon doonaa dal Islaami ah

Berlin, Germany (Himilonews) - Iyada oo ka hadlaysay qul-qulka soo-galootiga iyo kobaca tirada Muslimiinta ah ee kusoo badanaya qaaradda Yurub gaar ahaan Jarmalka, Angela...

Xayiraad ay Yuhuuddu kusoo rogtay Falastiiniyiinta

Muqdisho - Israel ayaa u diiday Falastiiniyiinta inay galaan magaalada Jeruslam kadib laba weerar oo 24-saac gudahood lagu qaaday Israel. Xayiraadda oo soconaysa laba maalin...

Farriimaha Jaceylka

--Dhoolla-caddeyntaada gudaheeda, waxaan ka dhex arkaa wax ka qurux badan xidigaha. Sida qofka biyaha ku jira uu u jecelyahay hawada ayaan adigana kuu jeclahay....

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho - Naftaydu uma baahna kaliya inay ku jeclaato. Waxaa kale oo ay u baahan tahay inaad waligaa iloobin--waligaa jeclaato; waligaa hanato. Waxay igu qaadatay...

Fariimaha Jaceylka

Gabar aad u toolmoon oo sida Cadceedda u iftiimaysa ayaa laabtayda nuuriday. Mar walba oo ay tiraabteedu sii degto qalbigayga, waa adiga un qofkaas...

AMISOM oo kala garan la’ Gumaad iyo Gaar-heys

Muqdisho – Hooyo Naado Maxamed Ciyow waxaan  marnaba qalbigeeda ka tirmi doonin mahadhadii xanuunka badneyd ee ay ku weysay inankeeda. Waxay mar kasta xusuusan...

Ma Hungowdo Daacadi: Xaaji Neyjeeriyan ah oo Alle guuleeyey

Makka, Saudi Arabia (HIMILONEWS) – Xaaji Neyjeeriyaan ah ayaa lagu abaal-mariyay daacadnimadiisa kadib dib-ugu celinta lacag gaaraysa 2,345$--oo uu ka qaaday Masjidka Xaramka ee...

Fariimaha Jaceylka

Farriimo Jaceyl: Waxaa jira malaayiin walxood oo aan dunida ka raadinayo. Waxa kaliya ee aan dunida uga baahanahayna waa adiga. Waan ku jeclahay. Qalbigayga kaama jabi...

Haweeney cafis la yaab leh u fidisay dilaagii wiilkeeda

USA (Himilonews) - Hooyo wiilkeedii kaliga ku ahaa laga dilay ayaa cafis kal-furan u fidisay dilaagii inankeeda—iyada oo ku casuumaysa inuu kula noolaado guri...

Fariimaha Jaceylka

Fariiimo Jaceyl; Waxaan dareemaa raxmad iyo raaxo ay naftaydu ku sugan tahay marka aad dhinaceyga joogto. Qofna ima dareensiin karo kalsami iyo jaceyl sida aad...

Most Read