crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Farriimaha Jaceylka | HimiloNetwork

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho – Naftaydu uma baahna kaliya inay ku jeclaato. Waxaa kale oo ay u baahan tahay inaad waligaa iloobin–waligaa jeclaato; waligaa hanato.
Waxay igu qaadatay wax-yar sida aan kuu jeclaaday. Waxayna igu qaadan doontaa noloshayda oo dhan inaan ilowshahaaga xusuusto. Mana baran doono sida laguu iloobo. Waan tasoobayaa adiga la’aantaa!!
Waxaan rabay inaan kuu sheego in kob kasta oo aan joogo iyo wax walba oo dhacaba aan waligay kaa walwali doono. Xilliyadii aan isla qaadanayna ay ii noqdeen fasalkii iigu farxadda badnaa. Waan jeclaan lahaa dib inaan kuu helo haddii aan doorasho leeyahay. Kamana qoomameeyeen.
Isha: Himilonews.com
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!